Audio Warar Wararka

Dhageyso:Musharax Madaxweyne Farmaajo oo baaq u diray Musharaxiinta u tartamaya Xilka Madaxtinimada

Musharax Madaxweyne Maxamed C/Laahi Farmaajo oo maanta shir jaraaid ku qabtay hoyga uu ka daganyahay magaalada muqdisho ayaa si kulul u eedeeyay qaar kamid ah maamulada kajira dalka isagoona kaga digay in ay u ololeeyaan shacabkana ay ku qasbaan soo noqshada shaqsi hore ugu fashilmay hogaanka dalka,waxa uuna intaa ku daray in Musharaxiinta ay ku Imaansadaan Kalsoonina ay ku qabaan Xildhibaanada Baarlamaanka, si aysan loo gacan bidixeen Doorashada Dalka,ayna gacan shisheeye aysan uu soo kala dhexgalin.

Hadalka Musharax Madaxweyne farmaajo ayaa imaanaya xilli madaxweyne xasan maxamuud uu kulan laqaatay mid kamid ah madaxda maamul Goboleedyada Dalka xilli lafilayo in muddo 9 cisho kadib ay dalka ka dhacdo Doorashada Madaxtinimada Dalka.

Hoos ka Dhageyso

Riix Halkan

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil