War Deg Deg: Jawaari oo ku guuleestay Gudoomiyaha Baarlamaanka

0

Muqdisho Maanta waxaa ka bilaabatay doorashada Gudonka Baarlamanak Federaalka Somaaliya ah ee Somaaliya waxana Kulanka lagu dooranayo Gudoonka soo xaadiray xildhibaano gaaraya 456 Mudane kuwaas oo u kala Codeynaya Afarta Musharax ee kala ah Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Cabdirashiid Maxamed Xidig Idiris Cabdi Dhaqtar iyo Cabdifitaax Maxamed Ibraahiim geeseey.

456 Mudane ee goobta doorashada ku sugan ayaa codkooda dhiibtay waxaana waxana soo gaba gaboobay tirinta Codadka iyadoo sida muuqata loo saadalinayo in uu xilkaas ku guulesto Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo horay u ahaa Gudoomiyaha Baarlamaankii Sagaalaad ee waqtiga Xilheyntooda uu dhamaaday

Ugu dambeyn xildhibaanada Baarlamaanka Somaaliya ayaa codadkii ugu badnaa waxay ku doorteen in Afarta Sano ee soo socota uu noqdo mar kale Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari

NO COMMENTS