Codeynta Xildhibaanada oo soo gaba gaboowday+Sawiro

0

Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Somaaliya ayaa ka socota Xarunta Gollaha Shacabka ee Magaalada muqdisho waxaana Xarunta ku sugan xildhibaano gaaraya ilaa 456 Mudane.

Goordhow ayaa waxaa soo gaba gaboowday Codeynta xildhibaanada waxana iminka bilaaban doonta Tirinta Codadka ay kala heleen Musharixiinta.

Goordhow la socda Natiijada.

Sawiro

Codeynta Xildhibaanada oo soo gaba gaboowday

NO COMMENTS