Warar Wararka

War Deg Deg ah:Doorashada oo goordhow bilaabatay

Munaasabada Doorashada Gudoomiyaha Baarlmanka Somaaliya ayaa ka socota Xarunta Gollaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho,waxana halkas ku sugan Xildhibaano farabadan oo gaaraya ilaa 456 Xildhibaan kuwaas oo la filayo in ay doortaan Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaaliya.

Hada waxa socota Codeynta xildhibanaa Baarlamanka waxaa goobta ku sugan Afarta Musharax ee u taagan qabashada xilka Gudoomiyaha Baarlamanka Somaaliya waxana la shaaciyay in Wareega ugu horeeya Musharixii hela Codadka 139 uu ku guuleysan doono xilka gudoomiyaha Baarlamaanka Somaaliya.

Doorashada ayaa iminka socota waxana dhagestaysheena ugu soo gudbin doonaa Warakeena iyo barnaamijyadeena soo socda.

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil