Audio Sports

Dhageyso:-Ururka Dhaq dhaqaaqa ka hortaga Qabiilka ee ATM oo fariin soo saaray

Ururka dhaq dhaqaaqa ka hortaga Qabyaalada ee loo soo gaabiyo Magaciisa ATM, ayaa waqtiga doorashada aawgeed soo saaray fariin ku socota cid walba.

Dhalinyaro farabadan oo waxbartay ayaa iminka shaqo la’aan ku ah dalka kuwaas oo ku waayay dhanka qabiilka waxaana Ururkaan uga digayaa in qabiil wax lagu raadiyo.

Hadaba hadii aad dooneyso in aad wax badan ka ogaato ATM booqo Wabsite-kooda oo ah the ATM.org ama Fcebook ugu dir Video 30 Ilbiriqsi ah oo aad fariin ugu direyso Madaxdeena ama Lambarka Wat ‘sapka 00252612897575.

Hoos Ka Dhageyso Codka
Riix Halkan

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil