Audio Warar Wararka

Dhageyso:-Darawalada Bajaajka oo eedeyn loo jeediyay

Wadayaasha Mootooyinka Bajaajka Waxaa loo Jeedinayay eedeymo ku Aadan inaysan laheyn Xirfado aad u balaaran oo u suura gelinaysa inay si wanaagsan umaraan Wadooyinka Waaweyn ee Magaalada Muqdisho.

Mid ka mid ah Wadayaasha Mootooyinkaasi oo la hadlay Idaacada Danan ayaa Shaaca ka qaaday inay jirto qibrad yari haysato dhalinyarada howlahaasi ka shaqeysa islamarkaana aan heysan xirfad Darawalnimo.

Sidoo kale waxa uu xusay in loo baahanyahay inay dhalinyarada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ka shaqeeya wadayaasha Mootooyinka inay sare u qaadaan xirfadooda si aysan wax yeelo nadeed iyo mid maaliyadeed uusan usoo gaarin.

Hoos Ka Dhageyso Codka
Riix Halkan

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil