Published On: 18 February 2012 4:12 pm

Guus Hiddink oo loo magacabay maclinnimada kooxda Anzhi Makhachkala

Tababarahii hore ee kooxda -Chelsea Guus Hiddink aya la wareegay hogaanka kooxda reer Russian Anzhi Makhachkala.

65 jirkaani -u dhashay dalka Russia aya kooxda hogaamin doono ilaa 2013 waxaana uu kalaga guulesatay shaqadaas macalimiin uu ka mid yahay tababarahii hore ee xulka -England Fabio Capello.

tababarahii hore ee kooxda Yury Krasnozhan, aya ka tagay shaqada kooxda kadib mudo ka yar laba bil uu hayaayay kooxda Anzhi.

“waan ku faraxsanahay inana sahqadan qabta ,” waxa yari maclinka Dutch ka aya yari .

Hiddink aya kooxda Chelsea u qaaday koobka FA Cup sanadkii 2009 intii uu sida ku maal garaka uu u haayayay waxii ka danbeeyay markii kooxda laga buriyay Luiz Felipe Scolari bishii February 2009.

dhaawn ayuu ka tagay shaqada xulka Turkeymarkii uu xulka u soo sari wayay ka qeeb galka tartanka Euro 2012.

Leave a comment

Warka Subaxnimo

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Warka Duhurnimo

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Warka Fiidnimo

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.