Home / Sports / Robin van Persie Oo lagula taliyey in uu ka tago Kooxda Arsenal
Robin van Persie

Robin van Persie Oo lagula taliyey in uu ka tago Kooxda Arsenal

Robin van Persie aya aloga digay in uu sii joogo garoonka kooxda Arsenal waxaana uu kala taliyaya weerayahanaka kooxda AC Milan r Zlatan Ibrahimovic in mustaqbalkisa uu meel kala ka raadsado

kabatanka kooxda Gunners aya noqday geesi talwaayay ceebtii wiilasha Wengar ka qabsatay garoonka San Siro markii 4-0lagu xaaqay.

waxayna u aheed Robin van Persie iyo asxabtiisa habeen mugdi aan la iloowi karin kulankii ka dhacay Milan

fursada kooxda Arsinala ayaa ah kaliya 28jirka u dhshay dalka Holland kasoo sanadkaan kooxda ka bad baadiyayiney ku sugnaato xaalada ka xun mida ay haatatna ku sugantahay .

Ibrahimovic, aya u sheegay Van Persie inuu ka mid yahay ciyaaryahanad kuwooda caalamka ugu tayada wanagsan dhanka weerarka

waxaana uu kula taliyay in uu mara booski uu maray Cesc Fabregas oo kala a.

waxa u sheegay Sun: ‘markii aad sanada kob la’aan noqoto , da’daka way daremi karaan sababata uu u tagaayo ciyaaryan muhiim ah sida Cesc Fabregas oo kala .

‘kubada cagata waa ku guuleysi . haadadanb guuleysan waa inad koxda ka tagtaa ”.

ciyaaryahnkaan aya gaba gaba waxa ka sii aha hishiiska uu koxda uu kula joogo lamana ogi in kooxda uu ka tagi doono iyo in uu sii joogi doono