Home / Sports / City oo £35m ugu dul qadeysa Manchester United’ kubada qabeeyaha kooxda Benfica
Nicolas Gaitan

City oo £35m ugu dul qadeysa Manchester United’ kubada qabeeyaha kooxda Benfica

Manchester City aya isku diyaarineysa in £35million eey kula soo wareegto laacibka sida adka lola dhacay ee kooxda Benfica Nicolas Gaitan.

ciyaaryahanak ka soo jeeda xulka Argentina aya sidoo kala waxa ku raad joogta kooxda Manchester United’,lakiin City aya tafaha u xeydaneysa inay kaga adkaato kooxda ay dariska dhaw yahiin

sarakiisha kooxda City aya xariir toos kala smeeyan kooxda Benfica todobadkan gudahisa si aay u soo xero galiso 23-jirkaan qadka dhaxe ee weeraka sida wanagsan u yaqaana .

Gaitan aya loo arkaa mid kamida ah , ciyaaryahanadfa ugu tayada wanagsan ee da’ada yar taaso damaca galisay kooxo fara badan .

waxana kooxda City aay daawanesyasy ciyaaryahankaan kulankii kooxdisa ay la yeelatay kooxda Maritimo, .

.

macalin Sir Alex Ferguson aya ku han wayn in ciyaaryahankaan uu ku soo xro galin doono lacag ka yar £30m halka kooxda City aay la dul joogto laca intas ka badan .

Gaitan aya kooxdisa waxay sharuud u dil dhigatay kooxa doonaya ciyaaryahanakan aduun lacgeed dhan £35m waxaana qiimahas u dhawa kooxda City

United aya sidoo kala dooneysan Gaitan’ciyaarayanaka aay isku kooxda yahiin Javi Garcia, .kasoo ku qanacay qaab ciyaareedkiisa tababare Sir Alex Ferguson