Sports Warar Wararka

Dhageyso:-Warbaahinta Danan Oo Maanta Dhiiragalisay Qaar Ka Mid ah Taageerayaasha Koox Somali Ka Dhisan+Sawiro

Qaar Ka Mid ah Taageerayaasha Kooxda Somaliyeed Ee Banaadir Sports Clup Ee Magaalada Muqdisho ayaa Maanta Waxaa La Gudoonsiyey Shahaado Sharaf ay Ku Muteysteen Tartan Kooxaha Somaliyeed oo ay Danan Qabatay

Dhamaan Taageeryaasha Kooxda Banaadir Ee Maanta La Dhiira Galiyey ay Danan U Sameysay Barnaamij Gaar ah OO Maanta Duhurnimada Baxay

Tirada Dhagetayaasha Maanta Shahaadooyinka Dhiiragalinta La Gudoonsiyey ayaa Gaarayayey Ilaa Iyo 15 Ruux Oo Isugu Jira Gabdho Iyo Wilaal

Madaxa Barnaamijyada Warbaahinta Danan Mudane Daariq Cali Macow ayaa Ka Warbixiyey Sababaha Keenay Dhiiraglinta Taageerayaasha Kooxda Banaadir

Sidoo Kale Madaxa Barnaamjiyada Danan Daariq Cali Macow ayaa Sheegay In Maamulka Sare Ee Radio Danan ay Ka Go,antahay Sii Wadida Isku Xirka Dhalinyarada Dhageystayaasha Warbaahinta Danan

Qaar Ka Mid ah Taageerayaasha Kooxda Banaadir Ee Maanta La Dhiiragliyey ayaa Dhankooda Ka Waramay Dareenkooda

Ma ahan Markii Ugu Horeysay Oo ay Danan Isku Xirto Dhageystaasheeda Oo ay Barnaamij Gaar U Sameysay 5-tii Bisshii Hore ayay ahayd Markii Sidan Oo Kale Munaasabad Kooban Loo sameeyey Dhagetstayaal Gaaray 20-ruux Kuwaasi OO Ka Kala Ymid Dagmooyinka Gobolada Dalka Danan ayaana Noqotay Warbaahinta Kaliya U Taagan Isku Xirka Dhageysayaasheeda

Hoos Ka Dhageyso Codka

Riix Halkan 120101_030

2016-10-06-11-06-47-971

2016-10-06-12-34-11-460

2016-10-06-12-34-47-995

2016-10-06-12-39-33-629

2016-10-06-12-41-15-452

2016-10-06-12-44-10-068

2016-10-06-12-44-23-604

2016-10-06-12-44-34-739

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil