Audio Sports Warar Wararka

Dhagayso:-Waxyaabo la arkay oo lala wadaagay Shacabka Somaaliyeed

Iyadoo toddobaadkan lagu soo gaba gabeeyay magalaada Rio De Janeiro ee dalka Brazil ciyaarihii Olympikada, ayaa waxa orod yahannadii Soomaaliyeed ee tartankaasi uga qeyb galay ayaa shacabka waxay la wadaageen khibraddooda muddadii ay meesha joogeen iyo oradkii ay ka qeyb galeen.

Maryan Nuux Muuse oo orodddey tartanka 400 ee Mitir iyo Maxamed Daa’uud Maxamed, oo tartanka oraddada 5 kun Mitir ordey, ayaa labadooduba iygaoo ku sugan waddanka Brazil waxay sheegeen in intii ay ka qeyb galayeen tartankaas ay wax badan kasoo kororsadeen.

Hoos Ka Dhagayso Codadka
Riix Halkan

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil