Daawo:Nin si xun Ruux u dilay oo la qabtay

0

Ciidamada Maamulka Somaaliland ee gobolka Awdal ayaa gacanta ku dhigay Nin si arxandaro ah Tooreey ugu dilay Haweeneey kamid aheyd dadka ku nool magalada Boorama kaas oo ay ku qabteen howlgal ay sameeyeen.

Haweeneeyda la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Marxuumad Saado Siciid oo 28 jir ah waxaana dilka geestay sida la sheegay Khadar Cabdulaahi Aadan oo ay ciidanka Gacanta ku dhigeen.

Cabdi Barkhad Arawale Taliyaha qeybta booliiska gobolka Awdal Magalada Boorame,ayaa Warbahinta u sheegay in Ninkaas ay iminka gacanta ku hayaan Islamarkaana cadaalada la marsiin doono.

Hoos Ka Daawo Muuqaalka

NO COMMENTS