War Deg Deg ah:Banaanbax goordhow bilaawday

0
1

Wr goordhow nagasoo gaaray qeybo kamid ah degmada Kaxda ee gobolkaan banaadir ayaa wuxuu sheegayaa in halkasi uu ka socdo Banaanbax ay dhigayan qaar kamid ah sahcabka kunool degmadaas.

Shacabka oo isugu soo baxay wadooyinka degmada Kaxda ayaa waxay ka banaan baxayaan Sharciga Siyaasada jinsiga Haweenka oo ay dhawaan ansixiyeen Golaha Wasiirada Somaaliya.

Qaar kamid ah shacabka ayaa waxay sheegeen in aysan aqbali doonin in lagu dhaqmo sharcigaas.

Wixii kusoo kordha la socda

NO COMMENTS