Daawo’Radio Danan oo Shacabkiisa la wadaagayo farxada ciida

0

Maamulka iyo Shaqaalaha Radio Danan Muqdisho ayaa waxay shacbka Somaaliyeed la qeyb sanayaan maalinta Koowad ee ciidul Fidriga.

Idaacada Danan ayaa dhageestayaasheeda waxay ugu tala gashay Barnaamijyo gaar ah kuwaas oo lagu bixinaayo abaal marino.

Hoos ka Daawo Muuqaalka Hees Macaan oo Ciida ku saabsan

SHARE
Previous article
Next articleWar Deg Deg ah:Banaanbax goordhow bilaawday

NO COMMENTS