Audio Warar Wararka

Dhagayso:Mawaadin Soomaaliyeed oo xabsiga la dhigay

Mawaadin soomaaliyeed oo magan galyo doon ah ayaa lagu xiray jasiirada Malta xilli uu dalbanayay aqoonsiga qaxootinimo.

Maxkamadda ayaa dhageeysatay Sharif Said Abdulqadir, oo 23 jir ah sida uu iskaga diiwaan galiyay Sweden iyadoo horey loo diiday codsigiisa qaxootinimo.

Waxa uu u safray Malta isagoo isticmaalaya dukumintiyo sax ah,balse tagay xarunta qaxootiga isagoo isticmaalaya aqoonsi been abuur ah.

eedeeysanaha ayaa lagu helay danbi waxaana lagu xukumay hal bil oo xabsi ah waxaana dib loogu celinayaa wadanka Sweden.

Aduunka daafihiisa ayaa waxaa kunool Somaali farabadan kuwas oo doonayay in un ay helaan Sharci ay dalka ay doonayan ku joogaan.

Hoos Ka Dhagayso Codka
Riix Halkan

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil