Warar Wararka

Maka mid tahay Dadka isticmaala Adeega Warhaye ee Radio Danan?

Idaacada Danan oo kamid ah Idaacadaha ugu waaweyn ee ku yaala Somaaliya ayaa waxay bulshada Somaaliyed u soo krdhisay Adeega Warhaye,kaas oo bulshada ay ka heli dooonaan Wararka Somaaliya iyo kuwa Cayaaraha.

Hadaba Adeega Warhaye oo ah Adeeg si fudud kuugu sahlaya in aad ku hesho Warar kala duwan adigoo jooga Gurigaaga iyo goobtaada shaqo iska diiwaangeli.

Adeega Warhaye

Iska diiwaan geli Adeega Warhaye ee Radio Danan.

Hadaba Si aad u hesho War taagan Garaac.

*799*30 54 16 06*kadibna geli 1 dollar kadibna#

Kadib faah faahin ayaa kuusoo baxaysa ee geli 1 kadibna Riix Send Si aad iga mid noqoto bahda Wararkeena ka hesha Adeega Warhaye.

FG: Bishii waa 1 Dollar sidaa darteed ku shubo dhowr Bil ama Sanad.

Mahadsanidiin

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil