Warar Wararka

War Deg Deg ah:Xarun maamul oo lala wareegay

Xaalada magalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa kacsan markii ciidamo ka tirsan kuwa Waqooyiga Gaalkacyo ee Puntland ay la wareegeen xarunta dowladda Hoose ee maaglada Gaalkacyo.

Ciidamada la wareegay xarunta dowladda Hoose ayaa waxaa la sheegay in ay ka cabanyaan mushaar la.aan heysata mudo dhowr bilood ah.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa waxay sheegayaan in ciidanku ay Al-baabada isugu dhufteyn islamarkaan wax dhaq dhaqaq ah uusan jirin.

Wixii soo kordha kala socda Radiodanan.net

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil