Audio Warar Wararka

Dhagayso:Dowladda Somaaliya maxay ka tiri Dadkii ku geeriyooday tahriibka

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya tiro dad ah oo ku geeriyooday inta u dhaxeeyo dalka Masar iyo Talyaaniga xili ay doonayeen in ay qaab tahriib ahaan ah ku galaan.

Baraha bulshada ay ku kulanto ayaa waxaa lagu arkayaa Sawirro muujinaya wajiyada qaar kamid ah dhalinyaradii Badda ku geeriyooday.

lama xaqiijin tirada dhabta ah ee ku geeriyootay shilkaas balse waxaa la sheegayaa in Doonta ay saarnaayeen in ka badna 400 oo ruux oo isugu jira Somaali iyo sidoo kale Itoobiyan iyo Ereteriya waxaase la sheegayaa in ay ka bad baadeen 23 Ruux sida ay Warbaahinta u sheegeen qaar kamid ah dadkii shilkaas ka bad baaday.

Hadaba dowladda Somaaliya maxay ka tiri dhacdadaas oo ay ku geeriyoodeen dad farabadan oo tahriib ahaa Wasiirka arimaha dibadda Somaaliya Cabdi Salaan Hadliye Cumar ayaa ka hadlaya.

Hoos Ka Dhagayso Codka
Riix Halkna

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil