Daawo:Hoggaamiyaha Jubbaland oo si kulul uga hadlay arimo taagan

0

Hogaamiyaha jubbland ayaa sheegay in loo baahanyahay in dowladda iyo maamul goboleedyada iskaashadaan islamarkaana ay wax ka qabtaan dhibaatooyinka haysata dhalinyarada Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Jubbaland wuxuu sheegay in aafada tahriibku ay tahay arrin dhib ku ah mustaqbalka Jiilka soo koraya ee Ummadda Soomaaliyeed, wuxuuna ugu baaqay dhalinyaraddu in ay iska dhaafaan Tahriibka oo ay ku qancaan wadankooda.

Madaxweynaha jubbland ayaa sheegay in loo baahanyahy in sare loo qaado ka hadalka arimaha dhalinyarada maadaam uu sheegay in ay kordheen dhibaatooyinka.

Hoos Ka Daawo Muuqaalka.

NO COMMENTS