Audio Videos Warar Wararka

Daawo Muuqaalka Hoggaamiyaha Puntland oo Shacabka Puntland hal u sheegay

Hoggaamiyaha Puntland aaya markii ugu horeysay tan iyo markii ay Puntland ogolaatay nidaamka 4.5 waxaa uu kala hadlay Tv-ga Puntland ay leedhay isagoo shacabkiisa ku qancinayay sidii uu ku ogolaaday nidaamka 4.5.

Cabdiweli Maxamed Cali Gaas wuxuu tilmaamay in ay masuuliyad ka saaran tahay geeddi socodka nabadda iyo horumarka Soomaaliya, isla markaana loo baahan yahay in la qaado tallaabooyin ku haboon sidii guud ahaan shacabka Soomaaliyeed loo gaarsiin lahaa horumar , loogana saari lahaa caqabadaha hor taagan dib u dhiska dalka dhan kastaba.

Hoos Ka Daawo Khudbadda Cabduweli Gaas.

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com