Audio Videos Warar Wararka

Shirkii Baarlamaanka uu ka yeeshay Ammaanka oo Qaraar laga soo Saaray(Akhriso+Muuqaal

Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo saaray qaraar ku saabsan natiijada shirarkii albaabada u xirnaayeen ee uu Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka yeeshay ammaanka dhammaadka Kalfadhigii 7aad.xiligaasi oo ay Baarlamaanka hor yimaadeen mas’uuliyiinta iyo saraakiisha ammaanka oo uu hogaaminayey Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke.

Qaraarkan oo uu Warbaahinta u akhriyey ku simaha Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad hoos ka Akhriso:

suu1

suu2

Hoos Ka Daawo Muuqaalka.

—-DHAMMAAD—-
Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha ee Guddoonka Baarlamaanka
Media & Public Relation office of Speaker

Adeega Warhaye

WAR-HAYE

Advertisement

Dahabshil