Home / WARARKA / Maamulka Galmudug oo ku dhawaaqay Masuuliyiin Cusub

Maamulka Galmudug oo ku dhawaaqay Masuuliyiin Cusub

Maamul goboleedka Galmudug ayaa tan iyo markii la dhisay waxa uu gudoomiyaal u magacaabay afarta xaafadood ay ka kooban tahay magalada Gaalkacyo.

Wareegto ka soo baxday xafiiska Duq degmada Gaalkacyo ayaa waxaa la magacaabay dadkaan kala ah.

1:aWEYS Sheekh Axmed Jaamac Gudoomiyaha Xaafadda Howl wadaag.

2:Axmed Xaashi Cumar Gudoomiyaha Xaafada Horumar.

3:Cabduqaadi Cabdi kariin Muxumad Gudoomiyaha Xaafada Wadajir

4:Mustaf Maxamed Shaare Gudoomiyaha Xaafada Garsoor.

Wareegtada waxa ku saxiixan Duqa dedgmada Gaalkacyo Xirsi Yuusuf Barre