Home / CIYAARAHA / C,Ronaldo Kooxdee ayuu Ka Dhaliyey Goolkiisa Ugu Horeeyey, Goormuuse Dhaliyey

C,Ronaldo Kooxdee ayuu Ka Dhaliyey Goolkiisa Ugu Horeeyey, Goormuuse Dhaliyey

Ronaldo ayaa goolkiisii ugu horeeyay kooxda Sporting Lisbon udhaliyay bishii October 2002 isaga oo guud ahaan dhaliyay 518 gool waxaana ka mid ah 118 gool oo uu ku dhaliyay waayihiisii Manchester United, isaga oo sanadkii 2009 kii Real Madrid ku soo biiray.Ronaldo ayaa 518 gool ee waayihiisa ciyaareed ku dhaliyay 773 kulan oo ka ciyaaray heerka kooxeed iyo xulka qarankiisa Portugal.

1

Ronaldo ayaa ugu horayn 5 gool ku dhaliyay 31 kulan oo uu u saftay kooxda dalkiisa Portugal ee Sporting Lisbon ka hor intii aanu 118 gool ManUnited ugu dhalin 292 kulan halka uu Ronaldo Real Madrid udhaliyay goolasha ugu badan isaga oo 340 gool ku dhaliyay 327 kulan, wuxuuna xulka qarankiisa Argentina uu 55 gool ugu dhaliyay 123 kulan,waana halka ay guud ahaan ka soo baxday in Ronaldo uu waayihiisa ciyaareed dhaliyay 518 gool oo uu ku dhaliyay 773 kulan.

2