Home / WARARKA / Madaxweynaha oo lagu soo dhaweeyay magaalo Cusub(Sawirro)

Madaxweynaha oo lagu soo dhaweeyay magaalo Cusub(Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta gaaray Magaalada Eldoret ee dalka Kenya halkaasi oo uu kaga qaybgalaayo Aas loo sameynaayo Askartii lagu laayay weerarkii Ceelcadde.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Eldoret ku soo dhaweeyay Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya William Rutto iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan dalka Kenya iyo sidoo kale qaar ka mid ah bulshada ku nool gudaha dalkaas.

Sawirro

1

2

3

4

5

6