Home / CIYAARAHA / Antonio Valencia Oo Dib Ugu Soo Laabtay Xerada Towbarka Ee Manchester United+Sawiro

Antonio Valencia Oo Dib Ugu Soo Laabtay Xerada Towbarka Ee Manchester United+Sawiro

Manchester United ayaa dib u heleysa laacibkooda Antonio Valencia kaas oo dib ugu soo laabtay xerada tababarka kooxda kadib baxnaan fiican oo uu helay.

Laacibka Ecuadoria ayaa la xauunsanayay dhaawac culus oo kasoo gaaray cagta ligta bidix kulankii ay United’s 0-0 la gashay kooxda ay diriska yihiin ee Manchester City ciyaartaas oo ka dhacday Old Trafford bishii October.

Sikastaba, Valencia ayaa durba waxaa soo gaaray dhaawac kadib markii uu kasoo bogsooday dhaawac jilibka kasoo gaaray November taas oo durba cadeyn u naqatay wali uu xanuun uu qabo.

Kooxda Manchester United ayaa xagaagan waxaa ay wajaheysaa cadaadis aad u xoogan oo ku aadan in aysan wali soo bandhigin ciyaarihii lagu garanayay xilligii Fergusan, waxaana Macallin Van Gaal loo badinayaa in kooxda laga ceyrinayo.

Hoos Ka Daawo Sawirada

tow

vel

vv

vvvv

vvvvvv