Home / CIYAARAHA / Leo messi waayaheeyga kuma dhameen sandoono B arcelona?

Leo messi waayaheeyga kuma dhameen sandoono B arcelona?

Xidiga kooxda Barcelona Leo messi ayaa kadhawaajiye in uusan waayihiisa kubadacagta uusan kudhameensan doonin kooxda kubada cagta ee Barcelona
kabtan xulka qaranka argentina ayaa saxaafada u sheegay in uu san doo neenin u uu u dhaqaaqo horyaalo kale laakiin waaxaan dooonayaa in aan hoodo horyaalka wadan keeyga hooyo yuu saxaafada u sheegay Leo messi

Leo ayaa cawa laga yaabaa in uu dhaawac kuseego kulanka kooxdiisa eey laciyaari doonto kooxda Athletic