Home / WARARKA / Howl-gal lagu soo qab-qabtay dhaliyaro oo ka dhacdey Deegaanka Garasbaaleey.

Howl-gal lagu soo qab-qabtay dhaliyaro oo ka dhacdey Deegaanka Garasbaaleey.

Howl galkan oo ka dhacay deegaanka garasbaaleey ayaa lagu soo qab qabtay tiro dad ah oo gaaraya qiyas ahaan ilaa iyo 3 ruux kuwaasi oo dhalanyaro ah.
Mas uuliyiin ka tirsan maamulka Garas baleey shabakadda warbaahint Danan u sheegay in howl galka uu ahaa mid bartimaameed ah islamarkaana uu ka dhacay xaafadaha qaar ee deegaanka garsabaaleey
Dadka la soo qabtay ma sidin wax hub ah balse waloow baarinaato uu ku socdo
Howl galkaasi xalay ka dhacay deegaanka garas baaleey ayaa ka dambeeyey ka dib markii shalay ugu yaraan labo weerar uu ka dhacay deegaanka
Weeraradaasi oo mid ka mid ah lala eegtay gaari dad shacab ah ay saarnaayeen
Halka weerarka labaad na lala eegtay gaari nooca cabdi bilaha ah oo ay saarnaayeen ciidamada dowladda soomaaliya waxaana ku dhintay weerar kaasi ilaa iyo 2 askari.
wixii kusoo kordho dib ayaa idin kaga soo gudbin doonaa , hadduu alla idmo.