Home / WARARKA / Deg Deg:-Qarax Xooggan oo Goordhaw lagu Weeraray Hoteel ku yaalla Muqdisho

Deg Deg:-Qarax Xooggan oo Goordhaw lagu Weeraray Hoteel ku yaalla Muqdisho

Qaraxyo Xooggan ayaa la sheegaya in Goordhaw lagu Weeraray Hoteelka SYL oo ku yaalla Nawaaxiga Xarunat Madaxtooyadda Soomaaliya.

Wararka qaar ayaa sheegaya in qaraxa lagu Weeraray Hoteel SYL,iyadoona la soo sheegayo in Rasaas Xooggan ay ka socoto Gudaha Hoteelka oo ay ku jiraan Rag hubeysan.

Wixi ku soo kordho kala soco radiodanan.net

Leave a Reply