Home / WARARKA / Odoyaasha dhaqanka Kismaayo oo kulan ka dhan ah Reysulwasaare C/Weli uu Kismaayo uga soconayo

Odoyaasha dhaqanka Kismaayo oo kulan ka dhan ah Reysulwasaare C/Weli uu Kismaayo uga soconayo

Wararka Warbaahinta Danan ee Magaaladda Muqdisho Warqabadkeeda soo gaaraya ayaa xaqiijinaya in Magaaladda Kismaayo ee xarunta gobolka Jubadda Hoose uu ka soconayo kulan ay yeelanayaan Odoyaasha kasoo jeeda Magaaladda Kismaayo ee xarunta u ah Maamulka Kumeelgaarka ah ee Jubba.

Kulankan odayaashu yeelanayaan ayaa ah mid looga soo horjeedo booqashada reysulwasaare C/Weli Sh.Axmed uu ku joogo Kismaayo iyo Kulamada gooni goonida ah ee uu la qaadanayo qaar kamida odoyaasha, Cuqaasha Culumo-Awdiinka iyo Maamulka Magaaladaa ka arriminaya.

Wixii warar dheeri ah oo kasoo baxo kulankaan Odayaashu yeelanaayaan dhawaan ayaan idiin soo gudbin doonaa Inshlh.

One comment

  1. wallahi waaa arin xun een odayaashana waa inee kashaqeeyaan nabada kismaayo