Home / BARNAAMIJYO / Dhagayso:-Barnaamijka Guuxa Wararka Radio Danan ee Magaalada Muqdisho 16-05-2018

Dhagayso:-Barnaamijka Guuxa Wararka Radio Danan ee Magaalada Muqdisho 16-05-2018

RADIO DANAN:-Dhagaystayaasha Radio Danan ee ku sugan daafaha Caalamka waxaan usoo gudbineynaa Barnaamijka Guuxa Wararka ee Radio Danan Muqdisho Soomaaliya oo kamid ah barnaamijyada ka baxa Idaacadda Danan.

Waa Habeen Arbaco ah Khamiis ay soo galeyso,Tariikhduna ay ku began tahay 16-05-2018, Barnaamijka waxaa soo jeedin doona Wariyaheena,Faarax Ibraahim Yacquub (faarax Dayax).

Hoos ka Dhageyso Barnaamijka

Riix Halkan