Home / WAREYSIYO (page 733)

WAREYSIYO

Dhageyso: Siyaasi Soomaaliyeed oo sheegey sababihii keenay burburka dowladihii dalka soo marey

Cali Maxamed Axmed “Daacuun” oo ah siyaasin caan ka ah masraxiyada siyaasada ee Soomaalida oo caawa wareysi siinayey barnaamijka guuxa ee ka baxa idaacada Danan ee magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyey xaalada dalka Soomaaliya. Siyaasiga ayaana ku nuuxnuuxsadey sababta ka ...

Read More »

Dhageyso: Faahfaahin kasoo baxdey weerarkii maanta xildhibaanada lagu diley ee muqdisho ka dhacey

Saacado ka hor ayay aheyd markii degmada Xamarweyne ee gobolka Benadir laga maqal qarax weyn Uuro iyo olo badane uu cirka isku shareeray kadib markii bomb gaarika loogu xirey mid kamida Xiildhibaanada barlamaanka Soomaaliya. Allaxa U naxariiste Xildhibaan Riino ayaa ...

Read More »

Xildhibaano baarlamaanka ka tirsan oo Muqdisho ku kulmey

Ku dhawaad 70 xildhibaan oo ka tirsan mudanayaasha barlamaanka  federaalka Soomaaliya ayaa maanta gelinkii danbe kulan degdeg ahaa si weyne loo soo agaasimey ku qaatey Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka. Xildhibaanadaan oo kasoo kala jeedo beela Dir, Digil iyo Mirifle ...

Read More »

Nabadoonada kasoo jeeda Sh/Dhexe oo dowladda ku eedeeyey xiisada balcad ka taagan

Nabadoon Xaaji Faarax oo kamida nabadoonada kasoo jeeda gobolka Sh/Dhexe oo maanta wareysi gaar ah siinayey warbaahinta Danan ee Magaaladda Muqdisho ayaa fariin u direy Maamulkii degmadda Balcad iyo Maamulka Gobolka Sh/Dhexe. Nabadoonka ayaana sheegey iney tahay rajo xumo weyn ...

Read More »

Hey’ada nabadsugida oo gacanta kusoo dhigtey rag gabar ardayad aheyd ku diley Muqdisho + cod

16dii bishan ayey aheyd markii dhallinyaro hubeysan ay ku dileen degmadda Yaaqshiid gaar ahaan xaafada Coca-Cola gabar ardayad aheyd oo wax kasoo baratey Jaamacadda Soomaaliya ee Magaaladda Muqdisho. Allaha U Naxariiste Nafisa Cismaan Salaad oo dhawaan ka qalinjebisey Jaamacadda UNISO ...

Read More »

wariyaal ku sugan cadaado oo ka hadlay tacadigii fiyoore loo geystay

Read More »