Home / WAREYSIYO (page 731)

WAREYSIYO

dhageyso: faafaahin dagaalkii saaka ka dhacay deefow

Wararka naga soo gaaraya deegaanka deefow ee gobolka hiiraan ayaa waxaa uu ku waramayaa in Dagaalkii lagu kala baxay oo hada xaalada ay degan tahay kadib markii saaka ay soo weerareen Deegaanka maleeshiyaad ka soo duulay degmada baladweyne oo aad ...

Read More »

dhageyso: xaalad deganaasho oo laga dareemayo deegaanka deefow kadib dagaal saaka dhacay

Maleeshiyaad hubeysan ayaa saaka waxay weerar dhankasta leh ku qaadeen deegaanka deefow Ee gobolka hiiraan. Waxaa wararka aan heleyno sheegayaan in dagaalka uu bilawday saaka salaadii subax markii ay Ahayd 5:00 markii salaad lagalayay gudaha deefowna uu markii danbe dagaalka ...

Read More »

dhageyso:genaral wax garadkiisa loogu dacwooday in ay qabtaan oo ay lahadlaan

Gen. Maxamed Maxamuud Xasan Qaafoow taliyaha guutada 12-ka April ee ciidanka XDS oo ka howlgala gobollada Shabeellooyinka iyo Banaadir ayaa waxaa loogu dacwooday wax garadkiisa beesha uu ka soo jeedo gennanka waxaana lagu eedeeyay in kaalin weyn uu kuleeyahay dagaalka ...

Read More »

dhageyso: deegaanka deefow oo saan saan colaadeed hada ay ka taagan tahay

Gudoomiyaha deegaanka deefow ee gobolka hiiraan c/raxmaan axmed oo wareysi siiyay radio Danan ayaa waxaa uu sheegay in maleeshiyaad aad uhubeysan ay ku soo wajahan yihiin deegaanka Deefow ku waasoo ka soo jeda gabolka hiiraan intiisa badan hadana ka soo ...

Read More »

dhageyso: siyaasi soomaaliyeed oo loogu baaqay wax garadkiisa in ay lahadlaan

nabadoon maxamed cusmaan oo kamid ah wax garadka soomaliyeed oo wareysi siiyay barnaamijka guuxa wararka oo kabaxa 9:30 fiidnimo waxaana uu baaq udiray wax garadka beesha uu ka soojeedo siyaasiga layiraahdo Maxamed Abuukar Cali (Jacfar) in ay ka qabtaan dulan uu ...

Read More »

dhageyso: maamulka 3dagobol ee koon fur galbeed ee soomaliya oo shaaciyay tirada haweenka lagu kufsaday marka iyo nawaaxigeeda

Madaxweynaha kuxigeenka maamulka koon fur galbeed ee soomaliya maxamed xasan fiqi oo Wareysi siiyay barnaamijka guuxa wararka ee radio Danan kabaxa 9:30 fiidnimo ayaa waxaa uu Sheegay in 10 haween ah ay kufsadeen maleeshiyaadka qabsaday marka oo ay ku kufsadeen ...

Read More »

Dhageyso: alshabaab oo ku fanay in ay soo rideen diyaarad ciidan

Afhayeenka ciidamada Xarakada Alshabaab oo shir jaraa’id warbaahinta ku hadasha afka shabaabka  u qabtay waxa uu faahfaahin ka bixiyay diyaarad ciidamadoodaay ku soo rideen qeybo kamid ah gobalka Galgaduud sida ay ku faanayaan alshabaab. Sargaalkaan oo magaciisa lagu soo koobay ...

Read More »

Dhageyso: maamulka shabeele state oo ku hanjabay in laga hor istaagi karin tegi taanka shabeelada dhexe

Madaxweyne ku xigeenka maamulka shabeele state muxudiin xasan afrax oo wareysi siiyay barnaamijka guuxa wararka ee Kabaxa radio Danan 9:30 fiidnimo habeen waliba marka laga reebo jimcaha ayaa waxaa uu ku goodiyay in maal maha soo socda Ay tegayaan degmada ...

Read More »