Home / WAREYSIYO (page 730)

WAREYSIYO

dhageyso: siyaasi soomaaliyeed oo loogu baaqay wax garadkiisa in ay lahadlaan

nabadoon maxamed cusmaan oo kamid ah wax garadka soomaliyeed oo wareysi siiyay barnaamijka guuxa wararka oo kabaxa 9:30 fiidnimo waxaana uu baaq udiray wax garadka beesha uu ka soojeedo siyaasiga layiraahdo Maxamed Abuukar Cali (Jacfar) in ay ka qabtaan dulan uu ...

Read More »

dhageyso: maamulka 3dagobol ee koon fur galbeed ee soomaliya oo shaaciyay tirada haweenka lagu kufsaday marka iyo nawaaxigeeda

Madaxweynaha kuxigeenka maamulka koon fur galbeed ee soomaliya maxamed xasan fiqi oo Wareysi siiyay barnaamijka guuxa wararka ee radio Danan kabaxa 9:30 fiidnimo ayaa waxaa uu Sheegay in 10 haween ah ay kufsadeen maleeshiyaadka qabsaday marka oo ay ku kufsadeen ...

Read More »

Dhageyso: alshabaab oo ku fanay in ay soo rideen diyaarad ciidan

Afhayeenka ciidamada Xarakada Alshabaab oo shir jaraa’id warbaahinta ku hadasha afka shabaabka  u qabtay waxa uu faahfaahin ka bixiyay diyaarad ciidamadoodaay ku soo rideen qeybo kamid ah gobalka Galgaduud sida ay ku faanayaan alshabaab. Sargaalkaan oo magaciisa lagu soo koobay ...

Read More »

Dhageyso: maamulka shabeele state oo ku hanjabay in laga hor istaagi karin tegi taanka shabeelada dhexe

Madaxweyne ku xigeenka maamulka shabeele state muxudiin xasan afrax oo wareysi siiyay barnaamijka guuxa wararka ee Kabaxa radio Danan 9:30 fiidnimo habeen waliba marka laga reebo jimcaha ayaa waxaa uu ku goodiyay in maal maha soo socda Ay tegayaan degmada ...

Read More »

Dhageyso: Xilligii Sh.Shariif ayaa gargaar noogu dambeysay hadaanahay Barakacayaasha Badbaado

Barakacayaasha Soomaaliyeed ee ku dhaqan Kaamka Badbaado ee Magaaladda Muqdisho ayaa Maanta Warbaahinta Danan ee Caasimadda dalka uga Warbixiyay xaaladooda nololeed. Qaar ka mida dadka ku dhibaateysan Kaamka ayaa sheegay in aysan Kaamka u imaan Raaxo balse xaalad adag oo ...

Read More »

Dhageyso: Qaadka oo laga joojiyay ingiriiska iyo dhimaatada uu leeyahay

dalka ingiriiska ayaa xalay waxaa ka dhaqan galay joojintii lagu sameeyay qaadka oo mudo soosocday. soomaalida ku nool dalka ingiriiska ayaa siweyn u soo dhaweeyay mamnuucida lamamnuucay qaadka. sharciyada laga soo saaray qaadka laga joojiyay dalka biriten ayaa waxaa ka ...

Read More »

Dhageyso: gudoomiyaha marka oo sheegaya hada halka uu ku sugan yahay

Maxamed cusmaan cali yariisow gudoomiyaha degmada marka ee dawlada fedaraalka soomaaliya oo wareysi siiyay radio Danan gaar ahaan barnaamijka guuxa wararka  ayaa sheegay in uu hada ku sugan yahay magaalada marka ee xarunta gobolka shabeelada hoose. Waxaana uu intaas ku ...

Read More »

Dhageyso: dagaalkii deegaanada shabeelada hoose ee saaka ka socaday oo lagu kalabaxay

Dagaalkii saaka kabilawday degmada lanbar 50 ee gobolka shabeelada hoose ayaa waxaa uu soo gaaray 12:00 duhurnimo Waxaana markii danbe gacan ku haynta degmada lawareegay maamulkii hore ee degmada. Waxaana wararka aan heleyno shegayaan in dagaalkaas ay ku geriyoodeen 10 ...

Read More »