Home / WAREYSIYO (page 714)

WAREYSIYO

Cod shir maanta ka furmaya magaalada baydhabo ee xarunta gobolka abaay

gudoomiyaha gudiga maamul usameynta 3-da gobol ee koon fur galbeed ee soomaaliya maxamed xasan fiqi oo wareysi siiyay radio Dnan ee magaalada muqdisho ayaa waxaa uu sharaxayaa cida soo qaban qaabisay shirka iyo inta heer uu marayo shirka. waxaa kaloo ...

Read More »

Cod Taliska ciidanka policeka soomaaliya oo sharci adag ka soo saaray gawaarida….

Taliyaha ciidanka policeka soomalaiya genaral maxamed sheikh xasan ismaaciil oo lahadlay warbaanta ayaa waxaa uu sheegay in ay mamnuuceen gawaarida muraayadaha madowleh ee lagu dhax wato muqdisho in ay ka jojiyeen hadii ay lahaan lahaayeen shaqaalaha dowlada iyo shaqsiyaadkale. genaralka ...

Read More »

Cod yariisow marka waxaa kataagan dhac iyo sharcidiidnimo

maxamed cusmaan cali yariisoe gudoomiyaha degmada marka ee xarunta gobolka shabeelada hoose oo wareysi siiyay radio Danan ee magaalada muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in isboocyadii la soo dhaafay ay ka dhaceen magaalada marka dacadiyo farabadan oo ku aadan kufsiga ...

Read More »

Cod:- Malaaq Cali Shiino”Beydhaba Waxaa ka soconaya shir”

Magaalada beydhaba ee xarunta gobolka bay ayaa waxaa  ka furmaay shirka dib u heshiisinta maamulka koofur galbeed Somaliya Ujeedka shirka ayaa ah sidi leys ku keeni lahaa maamulada kala fogaanaya ee beydhaba ku sugan. Malaaq cali shiino oo kamid ah ...

Read More »

layaabka Soomaaliya :- Waligaa lacag aad Sadaqeysay Malaguugu Shukaansaday?

Waa mid kamid ah gabdhaha magaalada Muqdisho oo ka sheekeyneysa hal doolar oo ay sadaqo ahaan  u bixisay Habeenkiina lagu soo wacay. Gawadhan oo lasoo xiriirtay Radio danan ee muqdisho ayaa ka shekeyneysa layaabka ay la kulantay. Waxa ay ka ...

Read More »

Cod:- Gudomiyaha Maxaas”dadku dhib Maqabaan Cuno yari ayaa iska jirta”

Ciidamada dowlada federaalka somaliya iyo kuwa amiso ayaa soo gabagabeeyay howgalo amniga lagu xaqiijinayay Kuwaa oo maalamahan ay kawadeen degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Gudoomiyaha maxaas wareysi uu siiyay Warqabadka Radio danan ee muqdisho ayaa sheegay in u jeedada howlgalka ...

Read More »

Cabi risaaq cumar” Dadku waxa ay u dhimanayaan biyo la,aan”

Sida uu xaqiijiyay gudoomiyaha degmada ceel barde ee dowlada federaalka somaliya hal qof ayaa biyo la,aan darteed  Ceel barde ugu geeriyooday. Biyo yarida ayaa sidoo kale ka jirta tulooyin ku dhow dhow degmada ceel barde. Cabdi risaaq cumar maamulka degada ...

Read More »