Home / WAREYSIYO (page 709)

WAREYSIYO

Ku Soo dhawaada:-Qeybtii 5aad ee Sheekadii doqeedu Ma diyaas baraa? 19-09-2014

AKhristayasha sharafta lahow meel walba aad nagala socotaan ku soo dhawaada qeybtii 5aad ee sheekadii lamagac Baxday dooqeedu ma diyaas baraa? Sheekadan waxa ay ka tar jumaysaa qurbo-joogta Muqdisho imaanaysa iyo dadka Reer muqdisho Waxa kala heysta waana fikradii qoraa ...

Read More »

Maamulka hodan”Howlgalo Ayaan Sameynay”

Cabduqaadir cali kaulane maamulka degmada hodan ee dowlada somaliya oo goordhow lahadlay warqabadka Radio Danan ee muqdisho ayaa faah-fahin ka bixiyay howlgalo ay sameeyeen ciidamada dowlada iyo kuwa amisom kaa oo ay Ka sameeyeen xaafada warshada caanaha ee magaalada muqdisho. ...

Read More »

Nigeria oo lagu eedeyay ku Tumashada Xuquuqda Aadanaha

Warbixinta ayey hay’addu ku sheegtay in ciidammada Ammaanka ay isticmaalaan habab ballaaran oo dadka lagu ciqaabo, hababkaasi oo ay ka mid tahay; garaacid, iyo Maxaabiista oo ilkaha¬† laga siibo, kufsi iyo tacaddiyo kale oo dhanka galmada ah. Waxaa kaloo warbixinta ...

Read More »

Cod:-Xildhibaan dowlada ka tirsan”Jubba land beel Ma,ahan”

Xildhibaanad Xafsa sheikh xuseen oo kamid ah xildhibaanada dowlada federaalka somaliya xili ay ka qeyb Qaadaneysay bar-naamij ka baxayay tele feshinka dowlada ayaa shegtay in shirka jubooyinka uu yahay mid ayisku raacsanyihiin beelaha dega jubooyinka. “Jubba land qabiil ma,ahan waxa ...

Read More »

Cod:- “Aad baan uga Wal Walsanahay in gabdhahena lagu Xadgudbo”Waxaa Sidaa Saxaafada u sheegay…

Raisul-wasaaraha xukuumda somaliya cabdi wali sheikh axmed maxamed ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay falka Xadgudubka jinsiga ah ee lagu edeyay in ciidamada Amisom ay ku la dhaqaaqeen dumar somali ah kuwaa oo xiligaa la Sheegay in adeeg caafimaad ay ...

Read More »

Cod:-Beeraleyda Afgooye”lacago baad ah Ayaa Nalaga qaadaa.

Mid kamid ah beeraleyda ayaa radio danan uga warbixiyay dhibaato ay ku Hayaan rag ku labisan dharka ciidanka Dowlada federaalka somaliya. Qofkan shacabka ah oo magaciisa gaabsaday sababo amni awgeed ayaa sidoo kale danan u sheegay kooxahan ku labisan dharka ...

Read More »

Cod:-Amisom Oo la sheegay in Somaliya Waligood aysan joogeyn

Cabdi wali sheikh axmed maxamed raisul-wasaaraha xukuumada federaalka somaliya wareysi uu siiyay telefeshin ku Hadlka afka dowlada ayuu cabdi wali ka dhawaajiyay in ciidamada amisom aysan waligood somaliya joogeyn loona Baahanyahay in la tayeeyo ciidamada dowlada federaaka somaliya si ay ...

Read More »