Home / WAREYSIYO (page 698)

WAREYSIYO

Cod:Masuul Hore oo beeniyay in Xilka dagistiisa ay timid kadib Markii…

Wasiirki hore arimaha gudaha maamulka ximan iyo xeeb Xasan cabdulaahi (cas casey) ayaa beeeniyay wararka sheegayay xilka dagistiisa in ay timid kadib markii cadaadis ay saareen masuuliyiin katirsan maamulka ximan iyo xeeb. wasiirka ayaa sheegay in isaga shaqsi ahaantiisa uu ...

Read More »

Cod:ciidamo lagu Qabtay Shabeelada dhexe.

Afhayeenka gobolka shabeelada dhexe daauud xaaji cirro wareysi uu siiyay warqabdka idaacada danan ayuu sheegay in ciidamda dowlada ay gacanta ku soo dhigeen rag ka tirsan xarakda alshabaab,haatana ay baaritaano ku hayaan. Alshabaab wali kama jawaabin hadalka maamulka shabeelada dhexe. ...

Read More »

Hogaamiyaha Mucaaradka kenya oo la garbaashay

Garbaashka hogaamiyaha mucaaradka dalka kenya aayaa timid kadib markii uu la ciyaaray habeeney uu qabay oday da,a ah. Raila oding oo ah hogmaiyaha mucaardaka kenya ayaa ka qeyb qaadanayay ciyaarta hidaha iyo dhaqanka wadanka Kenya isagoona mar qura la kulmay ...

Read More »

Cod:Wasiirka 1aad ee dalka Oo kulamo laqaatay Wafdi ka socda dibada

raissul wasaaraha xukuumada somaliya ayaa kulan laqaatay wafidi ka socda dowlada dalka swizerland waxayna kawda hadleen arimaha xasaasiga ee xiligan ka jira gudaha somaliya. cabdiwali sheikh axmed maxamed ayaa saxaafada u sheegay in ay kawada hadleen wafdiga swizerland hormarka xukumadiisu ...

Read More »

Cod:Howlgal ka soconaya gobolka hiiraan

Howlgalka ayaa ka soconaya xaafado kamid ah degmada beledweyne ee xarunta gobolka hiiraan ciidamda ayaa xiray isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha. baaritaanadan aya waxa ay yimaadeen kadib markii 24 saac ee ugu dambeeyaya degmadaas lagu dilay sheikh caanka aha degmada ...

Read More »