Home / WAREYSIYO (page 686)

WAREYSIYO

Cod:Shacabka degmada Yaaqshiid Oo dib u Xasuustay xiligii ciidamda itoobiya

Qeybo kamid ah xaafadaha degmada yaaqshiid ee gobolka banaadir ayaa haatan waxaa si teel teel ah ugu dhacaya madaafiic aan la aqoon halka Laga soo tuurayo. Dadka reer yaaqshiid ayaa u kala cararaya guryaha ka sameysan Shubka iyagoona ka baqdin ...

Read More »

Cod:Xaalada Wariye Black Oo soo hagaageysa

iyadoo mudo saacado ah ay shaqaalaha caafimaad ee cusbitaalka Madiina ku howlnaayeen dabiibida dhaawaca wariye Cabdi risaaq jaamac cilmi (Black) oo ahaa Agaasimihi Telefeshinka Somali channel. Ayaa haatan waxaa la soo sheegayaa in xaalada saxafigaasi ay tahay mid wanaagsan oo ...

Read More »

Cod:Dhaawaca Wariye black Oo la dabiibayo iyo ururka NOSOJ Oo dowlada ka Codsaday in Cadaalada la horkeeno…

Muuse jiisow oo ka mid ah howl wadeenada ka shaqeeya telefeshinka somali chanel oo goor dhow warqabadka idaacada danan la hadlay ayaa waxa uu inoo sheegay in dhaawaca wariye black uu yaalo cusbitaalka madiina ee muqdisho uuna ku jiro qeybta ...

Read More »

Cod:Maamulka gobolka bakool”Saraakiil Al-shabaab ah Ayaan Soo dhaweynay”

Meel Fagaaro ah oo ku taala Gobolka Bakool ee koofurta soomaaliya ayaa lagu soo bandhigay Afar Sarkaal oo ka tirsanaa Xarakada Alshabaab sida uu warqabadkaRadio danan u xaqiijiyay Xasan ibraahim xasan oo ah gudoomiye ku xigeenka dhanka Amniga ee gobolka Bakool, ...

Read More »

Cod: siidii waa beentoot shabaab

Gudoomiyaha gobolka shabeelada hoose ee dowlada fedaraalka soomalaiya C/qaadir Maxamed Nuur Siidii oo wareysi siiyay radio Danan ee magaalada muqdisho ayaa waxaa uu beeniyay in shabaabka ay weerareen diyaaradii uu saarnaa Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud oo shalay booqasho ku tagay ...

Read More »

Cod: gudoomiyaha gudiga Farsamo ee maamul Usameynta Maamulka 3dgobol oo Shaaciyay In ay gudbiyeen Habka wax loo Wada qeeb sankaro

Gudoomiyaha gudiga farsamo ee maamul usameynta maamulka 3dagobol ee koon fur galbeed ee soomaaliya Maxamed Xasan fiqi oo wareysi gaar ah siiyay Radio Danan ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in ay dhameystireen dastuurkii ay ku howlanaayeen bilooyankaanba. Hadana ...

Read More »