Home / WAREYSIYO (page 677)

WAREYSIYO

Cod:Masuul Dowlada ka Tirsan Oo Ka Bad baaday Qarax Miino

Waxaa Goordhaw Qarax Miino lala eegtay gaari uu la socday Gudoomiyaha Degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir Aadan Maxamed Cumar,  Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in Gudoomiyaha Degmada Dharkenley uu ka bad baaday qaraxa miino ee lala eegtay gaarigiisa ,balse qaraxaasi ...

Read More »

Cod:”Ninkaan Waxa Uu Ahaa Nin Alle Ka Furtay, Waxaana Sidaasi yiri Taliyaha Ciidanka Dowlada ee Degmada Tiyeeglow

Taliyaha Ciidanka dowlada ee degmada tiyeeglow Cabdullaahi Maxamed ugaas cali oo la hadlay Warqbadka idacada danan ee Muqdisho, ayaa waxa uu faah faahin ka bixiyay Saraakaal uu sheegay in uu ka mid ahaa Xarakada alshabaab, Kaa oo ay dileen ciidmada ...

Read More »

Cod:Amisom Oo Wali Sii Wada Beegsiga Dadka Xoolo Dhaqatada Ah

Wararka Naga Soo Gaaraya Deegaanka Buula Naagey ee Gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in Ciidamada Amisom ay Dad Reer Guuraa ah ku Garaaceen Maadaafiic xoogan. Waxaa lasoo sheegayaa dad badni ay ku dhaawacmeen  Madaafiic Ciidamada Amisom ay ku rideen dadkaReer Guuraaga ...

Read More »