Home / WAREYSIYO (page 616)

WAREYSIYO

Dhageyso:Masuqmaasuqa Xiriirka Ku Bada Cagta Ee Aduunka Oo La Soo Bandhigay

  Muxudiin xasan cali darba weyne oo mar soo noqday gudoomiyaha  xiriirka kuba cagta somaaliyeed sanadii 2006 dii oo maanta shirjaraaid ku qabtay muqdisho ayaa waxa uu faahfaahin ka bixiyay heerka uu gaarsiisan yahay musuq maasuqa ka jira hayada ugu ...

Read More »

Dhageyso:Warsaxaafadeed Ka soo Baxay Golaha Aqoon yahanada Shabeelada hoose

Kulan caawa uga soo idlaaday Hodheel kamid ah Hodheelada Muqdisho Golaha Aqoon yahanada Beesha Biimaal ayaa waxay ka soo saareen Warsaxaafadeed ay ka ga soo hor jeedaan Maamulka Koonfur Galbeed ee soomaaliya. Waxaa warsaxaafadeedkaas  Radio Danan u aqriyay  Aqoon yahan ...

Read More »

Dhageyso:Dagaalkii Maanta Ka dhacay Deegaanka Quraclaweyne

Waxaa maanta dagaal xoogan ka dhacay Deegaanka layiraahdo quraclaweyne ee gobolka bakool ee xiga sohdinta kala qeebisa soomaaliya iyo Ithoopia waxaa dagaalkaas ku geeriyooday gudoomiyihii Degmada Rabdhuure ee Dowlada federaalka soomaaliya Cawaale Barre Cilmi iyo sedax kamid ah ilaaladiisa. Dagaalka ...

Read More »

Dhageyso:Waxa Ka jira in ciidamo New police ah ay Ka dagaalamayaan Deegaanada Deefow iyo Kabxanley ee Gobolka Hiiraan

Waxaa dhowaan dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay deegaanada Deefow iyo kabxanley ee goblka hiiraan kaa soo u dhaxeeyay laba beelood ee wada dega goblka hiiraan. Waxaana la sheegay in dagaalkaas ay ku dhiteen 20 qof oo hal ...

Read More »

Dhageyso:Deegaanka Deefow Waxa ka dhacay Maanta

Deegaanada Deefow iyo Kabxanley ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa maanta ka dhacay dagaal dadbadan ay ku dhinteen. Waxaana dagaalkaas u dhaxeeyay laba maleeshiyo beeleed oo ku dagaalamaya deegaankaas oo ah dhulbeereed baaxadweyne. Dadka kunool agagaarka Deefow waxay sheegayaan in 20 ...

Read More »

Maamo Somaliyeed Oo Codsi U dirtay Cidi Wax Tari karta(Sawairo)

Xarunta idaacada danan ee Muqdisho maanta waxaa nagu soo booqatay hooy o wadata cunug yar oo wiil ah kaasi oo xanuunsanaya isla markaana dalka wax looga qaban waayay. Maalmaha ilaahey midba waa Ceynkeeda maalin waa farxad  Maalin murug maalin waa ...

Read More »

Dhageyso:Dagaalo kakala Dhacay Shabeelada Dhexe iyo Jubbada Hoose

Deegaanka Raagaceele ee Gobolka shabeelada Dhexe waxaa ka taagan dagaal u dhaxeeya laba qabaa,il oo lasheegayo in ay isku haystaan Dhulbeereed ku yaala deegaanadaas. Dagaalkaas ayaa waxaa uu sababay dhimasho iyo dhaawac farabadan sida ay sheegayaan dadaka deegaanka. Gudoomiyaha deegaankaas ...

Read More »

Dhegeyso:Maxaa markasta Dib udhiga Kulanka Baarlamanka soomaaliya ee Ku Aadan Mooshinkii Maamulka Jubba

Xildhibaan Siciid Maxamed Cali oo ka mid ah Baarlamanka soomaliya oo wareysi siiyay Radio Danan  ayaa waxaa uu shegay in kulanka Baarlamanka soomaliya uu baajiyay roobkii ka dayay Magaalada Muqdisho maantana uu u baaqday Kooram la,aan aawadeed. Waxaan weydiinay malaga ...

Read More »