Home / WAREYSIYO (page 5)

WAREYSIYO

Dhageyso:-Maamulka Soomaaliland oo la sheegay in la weeydiyo Dowlada Itoobiya sida ay wax u yeelatay Saamiga Dekadda Berbera

Aqoonyahan Cabdiraxmaan mara cadde oo ka mid ah Aqoonyahada Soomaaliyeed, oo la hadlay Raadiyaha danan ayaa sheegay inay tahay wax lala yaabo heshiiska saddex geesoodka oo u dhaxeeya Somaliland Ethiopia iyo Shirkada DP World kaas oo ku aadan dhisida dekadda ...

Read More »

Dhageyso:-Dowlada Soomaaliya oo loogu baaqay in ay si kulul uga hadasho hadalkii ka soo baxay Agaasimaha Shirkada DP World

Dhawaan ayey aheyd Markii Dalka isutaga imaaraada ay heshiis Saddax Geesood ah ay ku kala saxiixadeen Maamulka soomaaliland, shirkada DP World iyo Dowlada Itoobiya, heshiiskaasi oo ku saabasana saami qeybsiga Dekadda Magalada Berbara ayaa waxaa isa soo taraya hadal heynta ...

Read More »

Dhageyso:-Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Dowlada oo lagu dilay Magaalada Muqdisho

Barqanimadii maaanta waxa Magaalad muqdish dil loogu geystay sarkaal ka tirsanaa saraakiisha ciidamada dowlada Federaalka soomaaliya oo Magaciisa lagu soo goobay C/aahi Magiste . Sarkaalkani ka tirsanaa Saraakiish ciidamada dowlada soomaaliya ayaa waxaa la sheegay in ay dil u geesteyn ...

Read More »

Dhageyso:-Ciidanka Dowlada iyo Kuwa M/Konfur Galbeed oo la tilmaamay in Xarun Muhiim ah ay ka sameeysteen Wada isku Xirta..

Xasan Cali Xasan Guddoomiya Degaanka Daynuunaay oo wareysi gaar siiyay Danan, ayaa sheegay in Ciidamada Koonfur Galbeed oo garabka helaya kuwa Dawladda dhexe ee Soomaaliya ay saldhig ka sameeyten wadada isku xerta Daynuunaay iyo degmada Buur-hakaba waxaa uuna sheegay in ...

Read More »

Dhageyso:-Heshiiska Maamulka Soomaaliland uu la galay Shirkad laga lee yahay Dalka Imaaraad Carabta oo sharci daro lagu tilmaamay

Abuukaate Cabdiraxmaan Maxamed Xasan oo la hadlay warqabadka Raadiyaha Danan ee Magaalada Muqdisho,ayaa sheegay inay sharci darro tahay Heshiiska Maamulka Soomaaliland ay la gashay Shirkad laga leeyahay Dalka imaaraadka Carabta ee DP WORLD, waxaa uuna Tilmaamay in Maamulka Soomaaliland aysan ...

Read More »

Dhageyso:-Al-shabaab oo la shaaciyay in Degmo ka tirsan G/Jubbada Hoose ay sameeysteen Seylad ay Dadka ku iibsadaan

Maxamed Cabdulle Cali oo ah Afhayeenka Degaanka Gudhaa ee Goholka Jubadda Hoose,oo wareysi gaar siyay Idaacadda Danan ee Magaalada Muqdisho,ayaa sheegay in wali ay wadaan Howlgalkii Al-shabaab looga saarayay Degaanada ay kaga sugan yihiin Gobolka Jubadda Hoose,islamarkaana ay joojin doonin ...

Read More »

Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo oo Edeeyn Kulul dusha looga tuuray

Gudomiyaha Magaalada marka ee xarunta gobolka shabellada hoose oo la soo Xiriiray warqabadka warbaahinta Danan,ee Magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya maxamed C/laahi farmaajo iyo Abaanduullaha Ciidanka xooga dalka ay ka baxeen ballan qaad ay u sameeyeen Odayaasha ku ...

Read More »

Dhageyso:-Taliyaha Booliska Degmada Baardheere ee G/Gedo,oo beeniyay warar ay baahiyeen qaar ka mid ah Warbaahinada Muqdisho

Taliyaha booliska baardheere ee Gobolka Gedo,cabdi shiiq xasan ciyoow oo Wareysi gaar ah siyay Idaacadda Danan ee Magaalada Muqdisho, ayaa beeniyay warar maalmihii dambe la isla dhex marayay kaas oo ku aadanaa in degmada baardheere afaafkeeda uu ka dhacay dagaal ...

Read More »

Dhageyso:Balan qaad uu Hor u sameeyay Madaxweyne Farmaajo oo la sheegay in wali aysan waxba ka soo bixin

Jaamac xayle Gudoomiyaha Degmada balanballe ee Gobolka Galgaduud oo la hadlay Idaacada danan ee Magaalada Muqdisho ayaa Rajo wanaagsan ka muujiyay heshis la dhex dhigay beelo walaala ah oo wada daga demada ballanbale waxa uuna hoosta ka xariiqay inaysan soo ...

Read More »