Home / WAREYSIYO (page 4)

WAREYSIYO

Dhageyso:-Wasaarada Amniga Soomaaliya Oo ka hadashay Arimo ku aadan Soomaaliya iyo Imaaraatka

iyadoo Maalintii Shalay ay Saxaafadu hadal heysay markii Waakaalada Caanka ah ee Reuters ee laga leeyahay dalka Mareeykanka ay sheegtay in Magaalada Muqdisho lagu kala iibsanayo hub-kii uu Imaaraatka siiyay Ciidamada uu u tababaray Soomaaliya ayaa Wareeysi uu siiyay Afhayeenka ...

Read More »

Dhageyso:-Wasaaradda Amniga Oo Sheegtay in la kordhiyay Howlgalada lagu Xaqiijinayo Amniga Caasimadda Muqdisho ka hor Bisha Ramadaan

Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidamada Amaanka ay kordhiyeen Howlgalo lagu xoojinayo Guud ahaan Amniga Muqdisho. Afhayeenka Wasaaradda Amniga Xukuumada Soomaaliya C/Casiis Cali Ibraahim Xildhibaan Oo wareysi siiyay Idaacadda Danan ee Magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyay Howlgalo isdaba ...

Read More »

Dhageyso:-Faah faahin laga bixiyay Sarkaal sare oo katirsanaa Al-shabaab oo iska dhiibay Baydhabo

Afhayeenka Maamul Goboleedka Koonfur Galbeedka Soomaaliya Nuuradiin Abuukar Yuusuf Gacma oo wareeysi dhinacyo badan taabanaya siiyay Idaacadda Danan ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu faah faahin ka bixiyay Sargaal sare oo katirsan Xarakada Al-shabaab oo isku soo dhiibay Gacanta Maamulka ...

Read More »

Dhageyso:-Xildhibaan Caasho koos oo ka hadashay Tanaasulkii uu sameeyay Jawaari

Is casilaadii shalay uu shaaciyay Maxamed sheikh Cusmaan Jawaari Afhayeenkii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa siyaabooyin kala duwan usoo dhaweeyay Bulshada Qeeybaheeda kala duwan iyo Xildhibaanadii Labada dhinac ahaa ee isku khilaafay Mooshinkii laga gudbiyay Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. ...

Read More »

Dhageyso:-Faah faahin laga bixiyay iscasilaadii Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka

Xildhibaan Cabdi Cali Xasan oo ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Golaha Shacabka oo Wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Danan ee Magaalada Muqdisho,ayaa sheegay in ay sax tahay in uu iscasilay Guddoomiyihii hore ee Mooshinka laga keenay Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari,islamarkaana waxa ...

Read More »

Dhageyso:-Faah Faahin kasoo baxeysa Kooxo Hubeysan Oo dil ka geystay M/Muqdisho

waxaa warar dheeraad ah ay kasoo baxayaan Kooxo ku Hubeeysan Bastoolado oo Goordhaw Dil ka geeysteen Degmada Dharkenley ee Gobalka Banaadir, Qof ka ladilay ayaa lagu Magacaabi jiray Nabadoon Maxamed C/Laahi Madganeey. Malaaq Maxamed yacquub Deeroow oo wareysi siiyay Idaacadda ...

Read More »

Dhageyso:-Qurba joog hore oo Shaaciyay sida looga hortagi karo abaaro mar kale ku dhufta Soomaaliya(Warbixin) +Sawirro

Gudaha magaalada muqdisho iyo duleedkeeda waxaaa ku nool kumanaan Barakacaayl ah oo iskugu jira haween, caruur, iyo dad da’ah kuwaasi oo Magaalooyinkii iyo Degaanadii ay ku noolaayeen uga soo hayaamay Abaaro iyo colaado is biirsaday. Hooyo sacdiyo Saalax warfaa, Waxa ...

Read More »