Home / WAREYSIYO (page 30)

WAREYSIYO

Dhageyso:Hogaamiyaha Maamulka Puntland C/Wali Gaas oo ka hadlay qaabka kaliya ee Al-shabaab loola Dagaalami karo

Hogaamiyaha Maamul Goboledka Puntland C/Wali Maxamed Cali Gaas, oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Go,aan lagu gaaray in Al-Shabaab,la dagaalamo,islamarkaana waxa uu hadalkiisa uu inta ku daray in arimaha laga hadlay ay ka mid ahayeen in Dalka uu helo ...

Read More »

Dhageyso:Madaxweyne Farmaajo oo baaq Culus u diray Shacabka Soomaaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa Maanta khudbad ka jeediyay Shirkii Madaxda Dowladda iyo kuwa Dowlad Goboleedyada ka jira ee kaa oo Maanta la soo gabagabeeyay. Madaxweyne Farmaajo ayaa khudbadiisa inteeda badan waxa uga hadlay Weeraradii qaraxyda ahaa ee ...

Read More »

Dhagayso:Warka Habeen Radio Danan ee Magaalada Muqdisho 05-11-2017

Dhageystayaasheena ku sugan caalamka waxaan idiin soo gudbinaynaa warka Habeen ee Idaacadda Danan Muqdisho Soomaaliya. Waa Habeen Axad ah Isniin ay soo galeyso taariikhdu tahay 05-11-2017 Waxaana Warka soo jeedin doona Wariyaasheena kala ah C/Rashiid Maxamed Abuukar iyo Maxamed C/Wahaab ...

Read More »

Dhagayso: Warka Duhur Radio Danan ee Magaalada muqdisho 05-11-2017

Dhagaystayaasheena ku nool daafaha caalamka waxa aan idiin soo gudbinaynaa warka duhur ee Idaacadda Danan Muqdisho Soomaaliya. Waa Duhur Axad ah warka waxa inoo soo Jeedin doona wariyaasheena kala ah Faarax Ibraahim Yacquub,Zamzam Maxamed Cali,iyo C/Fitaax Maxamed Cismaan. Hoos ka ...

Read More »

Dhageyso:Ahlu-Suna oo ku baaqday in la dhaqan galiyo Hadalkii ka soo baxay Madaxweyne Farmaajo

Guddoomiyaha Ahlu-sunada Goboladda Konfureed Sheekh Isaaq Mursal oo la hadlay Danan ayaa sheegay sida uu horay ugu dhaawaqay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/Laahi Farmaajo, ee ahaa in uu Dalka galayo Dagaal arintaas uu sheegay in aan lookala hari doonin,islamarkaana ...

Read More »

Dhageyso:-Shir Mudo Shan Maalin ah ka socday Muqdisho oo la soo gabgabeeyay

Shirkan Wadatashiga ah oo looga hadlayay iskaashiga, mideynta iyo horumarinta warbaahinta dalka, ayaa Madaxda Wasaaradaha Warfaafinta ee Dowladda Federaalka, Dowladaha xubnaha ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Bahda Warbaahinta ah wuxuu uga furmay 31kii Oktoober 2017 Hoteelka Jaziira ee magalada ...

Read More »

Dhagayso:Warka Habeen Radio Danan ee Magaalada Muqdisho 02-11-2017

Dhageystayaasheena ku sugan Daafaha caalamka waxaan idiin soo gudbinaynaa warka Habeen ee Idaacadda Danan Muqdisho Soomaaliya. Waa Habeen Khaamiis ah Jimco ay soo galeyso taariikhdu tahay 02-11-2017 Waxaana Warka soo jeedin doona Wariyaasheena kala ah C/Fitaax Maxamed Cismaan (Beyska) iyo ...

Read More »

Dhagayso: Warka Duhur Radio Danan ee Magaalada Muqdisho 01-11-2017

Dhagaystayaasheena ku Nool Daafaha Caalamka waxa aan idiin soo gudbinaynaa warka duhur ee idaacadda Danan ee Magaalada Muqdisho Soomaaliya. Waa Duhur Arbaco warka waxa inoo soo jeedin doona Wariyaasheena kala ah Faarax Ibraahim Yacquub, Sucdi Xaaji Maxamed iyo Aniso Ibraahim ...

Read More »

Dhageyso:Culima”udiinka ku Nool Degaanada Soomaaliland oo baaq Culus diray

Xili wali Olalaha Doorashada Madaxtinimada ee Maamulka Soomaaliland ay ka socdan Degaanada badan oo ka tirsan Soomaaliland ayaa waxa ay baaq nuucyo kala duwan diraya Siyaasiyiinta iyo Waxgaradka ka soo jeeda Degaanada Soomaaliland kuwaas oo ka digaya in ay dhibaato ...

Read More »

Dhageyso:Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Konfur Galbeed oo Cabsi Xoogan soo wajahday

Guddoomiyaha maxkamadda sare Maamulka Koonfur Galbeed soomaaliya sheekh Axmed Cabdulaahi fanax oo la hadlay idaacada Danan ayaa Xaqiijiyay in xiligan uu ku suganyahay muqdisho ka dib markii cabsi soo wajahday darteed uu naftiisa kala soo baxsaday baydhabo. Waxa uuna sheegay ...

Read More »