Home / WAREYSIYO (page 3)

WAREYSIYO

Dhageyso:-Faah Faahin kasoo baxeysa Kooxo Hubeysan Oo dil ka geystay M/Muqdisho

waxaa warar dheeraad ah ay kasoo baxayaan Kooxo ku Hubeeysan Bastoolado oo Goordhaw Dil ka geeysteen Degmada Dharkenley ee Gobalka Banaadir, Qof ka ladilay ayaa lagu Magacaabi jiray Nabadoon Maxamed C/Laahi Madganeey. Malaaq Maxamed yacquub Deeroow oo wareysi siiyay Idaacadda ...

Read More »

Dhageyso:-Qurba joog hore oo Shaaciyay sida looga hortagi karo abaaro mar kale ku dhufta Soomaaliya(Warbixin) +Sawirro

Gudaha magaalada muqdisho iyo duleedkeeda waxaaa ku nool kumanaan Barakacaayl ah oo iskugu jira haween, caruur, iyo dad da’ah kuwaasi oo Magaalooyinkii iyo Degaanadii ay ku noolaayeen uga soo hayaamay Abaaro iyo colaado is biirsaday. Hooyo sacdiyo Saalax warfaa, Waxa ...

Read More »

Dhageyso:-dhacdo argagax galisay Shacabka ku Nool Degmada Bardaale oo ka taagan Degmadaasi

Wararka anu ka heleyno Degmada Bardaale ee Gobolka Bay,ayaa sheegaya in Degmadasi lagu arkay dhacdo,argagax galisay Shacabka ku Nool Degmada Bardaale ee Gobolka Bay. Dhacdadaan layaabka leh ayaa waxa lagu Arkay Haween ku Nool Degmada Bardaale,laakin markii hore laga keenay ...

Read More »

Dhageyso:Maamul Cusub oo looga dhawaaqay Degaanada uu ka Arrimiyo M/Konfur Galbeed

Xaaji Muriidi Cabdi oo ah Guddoomiye ku Xigeenka Ahlu-sunada Degaanada Maamulka Konfur Galbeed,oo Wareysi gaar ah siyay Idaacadda Danan ee Magaalada Muqdisho,ayaa sheegay in ay Burburtay Ahlu-sunadii ka jirtay Degaanada Konfur Galbeed,laakin hadda ay Aas aaseen Ahlu-suno Cusub,taas uu tilmaamay ...

Read More »

Dhageyso:-Maamulka Soomaaliland oo la sheegay in la weeydiyo Dowlada Itoobiya sida ay wax u yeelatay Saamiga Dekadda Berbera

Aqoonyahan Cabdiraxmaan mara cadde oo ka mid ah Aqoonyahada Soomaaliyeed, oo la hadlay Raadiyaha danan ayaa sheegay inay tahay wax lala yaabo heshiiska saddex geesoodka oo u dhaxeeya Somaliland Ethiopia iyo Shirkada DP World kaas oo ku aadan dhisida dekadda ...

Read More »

Dhageyso:-Dowlada Soomaaliya oo loogu baaqay in ay si kulul uga hadasho hadalkii ka soo baxay Agaasimaha Shirkada DP World

Dhawaan ayey aheyd Markii Dalka isutaga imaaraada ay heshiis Saddax Geesood ah ay ku kala saxiixadeen Maamulka soomaaliland, shirkada DP World iyo Dowlada Itoobiya, heshiiskaasi oo ku saabasana saami qeybsiga Dekadda Magalada Berbara ayaa waxaa isa soo taraya hadal heynta ...

Read More »

Dhageyso:-Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Dowlada oo lagu dilay Magaalada Muqdisho

Barqanimadii maaanta waxa Magaalad muqdish dil loogu geystay sarkaal ka tirsanaa saraakiisha ciidamada dowlada Federaalka soomaaliya oo Magaciisa lagu soo goobay C/aahi Magiste . Sarkaalkani ka tirsanaa Saraakiish ciidamada dowlada soomaaliya ayaa waxaa la sheegay in ay dil u geesteyn ...

Read More »

Dhageyso:-Ciidanka Dowlada iyo Kuwa M/Konfur Galbeed oo la tilmaamay in Xarun Muhiim ah ay ka sameeysteen Wada isku Xirta..

Xasan Cali Xasan Guddoomiya Degaanka Daynuunaay oo wareysi gaar siiyay Danan, ayaa sheegay in Ciidamada Koonfur Galbeed oo garabka helaya kuwa Dawladda dhexe ee Soomaaliya ay saldhig ka sameeyten wadada isku xerta Daynuunaay iyo degmada Buur-hakaba waxaa uuna sheegay in ...

Read More »