Home / WAREYSIYO (page 20)

WAREYSIYO

Dhagayso:-Barnaamijka Guuxa Wararka ee Radio Danan Muqdisho 03-12-2017

Dhagaystayaasha Radio Danan ee ku sugan daafaha Caalamka waxaan usoo gudbineynaa Barnaamijka Guuxa Wararka ee Radio Danan Muqdisho Soomaaliya oo kamid ah barnaamijyada ka baxa Idaacadda. Waa Habeen Axad ah ISniin ay soo galeyso Tariikhduna ay began tahay 03-12-2017 Barnaamijka ...

Read More »

Dhagayso:Warka Habeen Radio Danan ee Magaalada Muqdisho 03-12-2017

Dhageystayaasheena ku sugan caalamka waxaan idiin soo gudbinaynaa warka Habeen ee Idaacadda Danan Muqdisho Soomaaliya. Waa Habeen Axad ah Isniin ay soo galeyso taariikhdu tahay 03-12-2017 Waxaana Warka soo jeedin doona Wariyaasheena kala ah C/Laahi Suleymaan Maxamed (Baliil) iyo Maxamed ...

Read More »

Dhageyso:Ciidanka Dowladda oo qabtay Nin xirnaa Xijaab & Indho-Shareer iyo Wasaaradda amniga oo faah faahisay

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xumuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaalle oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay tan iyo Markii Qaraxii Zoobe ee dhacay 14 Octobar sheegay in ilaa iyo 54 ka tirsan Al-Shabaab ay isku soo dhibeen Dowlada ...

Read More »

Dhagayso: Warka Duhur Radio Danan ee Magaalada Muqdisho 02-12-2017

Dhagaystayaasheena ku Nool Daafaha Caalamka waxa aan idiin soo gudbinaynaa warka duhur ee idaacadda Danan ee Magaalada Muqdisho Soomaaliya. Waa Duhur Sabti warka waxa inoo soo jeedin doona Wariyaasheena kala ah Maxamed C/Laahi Xasan, Sucdi Xaaji Maxamed iyo Faarax Ibraahim ...

Read More »

Daawo:Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland oo ka beeniyay in Haween Jirkooda ka Ganacsada ay Degaanada Puntland Jogaan

Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboledka Puntland Eng:Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar ayaa ka jawaabey hadal ka soo yeeray madaxda ugu sarraysa hayadda AIDS-ka ee PAC oo ku aadanaa inay joogaan dalka haween jirkooda ka ganacsada. Madaxweyne Ku Xigeenka ayaa shaaca ka qaaday in ...

Read More »

Dhageyso:-Wasiirka Gaashaandhigga oo ka hadlay dagaalka Shabaab iyo isku-dhafka Ciidamada

Dhawaan ayey aheyd Markii Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Shiikh ee dhawaan uu magacaabay Ra’iisul Wasaare  Xasan Cali Khayre ayaa sheegay in qorshayaasha Wasaaradda Difaaca Dalka ay tahay Dhismaha iyo qalabaynta Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Dhanka ...

Read More »

Dhageyso:Shacabka ku Nool Degaanada Konfur Galbeed oo Baaq Culus loo diray

Afhayeenka Madaxtooyadda Maamulka Konfur Galbeed ee Soomaaliya Nuurdiin Abuukar oo Wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Danan ee Magaalada Muqdisho,ayaa sheegay in Amniga Guud ee Degaanada Konfur Galbeed laisku Haleen karo,waxa uuna hadalkiisa uu inta ku daray in Shacabka ku Nool ...

Read More »

Dhageyso:Ciidamo ka tirsan D/Soomaaliya oo la sheegay in ay Cagta mariyaan…..

Sida idaacada Danan ee magaaalada muqdisho uu usheegay Xoghayaha dagmada Warshiiq maxamed Cali Yuusf ciidamo ka tirsan dowlada soomaaliya ayaa saacaihii la soo dhaafay waxa ay sameeyeen howlgalo lagu qaadayay jidgooyooyin lagu dhibaateyn jiray qeybaha kala duwan Ee bulshada iyo ...

Read More »

Dhagayso:-Warka Subax Radio Danan ee Magaalada Muqdisho 02-12-2017

Dhagaystayaasha Radio Danan ee ku sugan daafaha Caalamka waxaan usoo gudbineynaa Warka Habeen ee Radio Danan Muqdisho Somaaliya. Waa Subax Sabti ah Warka waxaa soo jeedin doona Wariyaasheena kala ah C/Raashid Maxamed Abuukar, iyo C/Qaadir Sheekh C/Laahi (Duceysane). Hoos ka ...

Read More »