Home / WAREYSIYO (page 2)

WAREYSIYO

Dhageyso:-dhibaatooyinka ba’an ay Ciidamada Kenya ku hayaan Shacabka ku Nool G/Gedo oo si kulul looga hadlay

Balad-Xaawo DananFM:-Nabadoon Idiris oo ka mid ah Nabadoonada ku dhaqan Gobolka Gedo,lana soo xiriiray Warqabadka Radiyaha Danan ee Magaalada Muqdisho,ayaa sheegay in Ciidamada Kenya ay dhibaato ba’an ay ku hayaan Shacabka Nool Degaanada Gobolka Gedo,isla markaana waxa uu tilmaamay in ...

Read More »

Dhageyso:-Guddoomiye Yariisow “Amaanka Magaalada waa laisku haleeyn karaa”

Muqdisho DananFM:-Guddoomiyaha Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose,Maxamed Cismaan Cali (Yariisow) oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Danan ee Magaalada Muqdisho,ayaa sheegay in Roobkii dhawaan ka da’ay Magaalada Marka uu sameeyn Xoog leh ku reebay Shacabka ku Nool Magaalada ...

Read More »

Dhageyso:-Garsoorayaasha Maxkamada Dalka ka shaqeeya oo la shaaciyay in aysan u tababarneen Shaqooyin ay Bulshada u qabtaan

Muqdisho DannFM:-Xili dhawaan uu Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka Baashi Yuusuf Axmed uu ku dhaawaqay in shaqada la joojin doono Garsoorihii lagu hela in ku kacay Arrimo la xariira Musuq maasuq ayaa waxa si yaabo kala duwan ugu hadlay qaar ...

Read More »

Dhageyso:-Madaxda Maamulka Hir-shabeelle oo lagu edeeyay in ay Mas’uul ka yihiin Amni darada ka jirta Degaanada Hir-shabeelle

Wasiir ku Xigeenkii hore Wasaaradda Garsoorka iyo arrimaha Diinta ee Maamulka Hir-shabeelle C/Casiis Cabdi Samad ,oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Danan ee Magaalada Muqdisho,ayaa sheegay in amni darada ka jirta xiligaan wadada isku xirta Magaalooyinka Jowhar iyo Muqdisho ay ...

Read More »

Dhageyso:- Mucjiso Yaab Leh oo Lagu Arkay Magaalada Muqdisho

Waxaa Arin mucjiso laga soo sheegay Degmada Wada-jir ee Gobolka Banaadir, iyadoo dadka deegaanka ay aad ula yaabeen Markii ay Arkeen Mucjiso ka dhacday Xaafad ku taalo Dhabarka Dambe ee Isbitaal Madiino. Arintan Mucjisada ah ayaa la sheegayaa in ay ...

Read More »

Dhageyso:-Xaalad Adag oo laga doo Sheegay Degmada Baardheere ee G/Gedo

Wararka ka imanaya Magaalada Baar dheere ee Gobolka Gedo, ayaa waxa ay kusoo waramayaan in halkaasi ay ka taagan tahay Xiisad u dhexeysa Maamulka Magaaladaasi iyo Rag Saraakiil ah taa oo sababtay in Albaabada la isugu laabo isbitaalkii ugu weynaa ...

Read More »

Dhageyso:-Guddoomiye Maxamed Ibraahim oo sheegay in uu wado qorsho uu ku furayo wadada isku xirta Degmooyinka Marka iyo Afgooye

Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Shabeellaha Hoose Maxamed Ibraahim Barre, oo Wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Danan ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Wadada isku xirta Degmada Afgooye iyo Magaalada Marka ee Xiran in uu u dajiyay qorshaha uu ku furayo ...

Read More »

Dhageyso:-Deegaano ka tirsan Maamulka Galmudug oo laga deeyrinaayo Xaaladda Caafimaad ee halkaasi ka-jirta

waxaa Wararka ka imanaya deegaanada Maamulka Galmudug ayaa sheegaya in cuduro ay ka mid yihiin Malaariyo iyo shuban biyood inay ka dilaaceen meelaha qaar islamarkaana isbitaalada iyo geedaha hoostooda ay jiifaan dad badan oo caruur ay ku jiraan. Wasiirka wasaarada ...

Read More »

Dhageyso:-AFhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya oo ka war bixiyay Qarax-yadii Caawa ka dhacay Gudaha M/Muqdisho

Xili Caawa uu isbedel ku yimid Xaalada Amni ee Magaalada Muqdisho oo ay ka dhaceen Qaraxyo kala duwan, sida Hoobiyeyaal Bambo Gacmeedyo, kuwaasi oo ka kala dhacay Degmooyin Dhowr ah oo katirsan Gobolka Banaadir. Afhayeenka Wasaaradda Amniga Xukuumada Federaalka Soomaaliyaa ...

Read More »