Home / WAREYSIYO (page 10)

WAREYSIYO

Dhageyso:-Guddoomiyaha G/Banaadir oo ka warbixiyay Sababta uu u baaqday Shir la filayay in uu Muqdisho ka fumro

Thaabid Cabdi Maxameed Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa  ku faah fahiyay dib u dhaca ku yimid shirkii wadatashiga looga hadli lahaa nabadgeliyada iyo horumarinta Gobolka Banaadir. Guddoomiye Thaabid ayaa ...

Read More »

Dhageyso:-Guddoomiyaha M/Marka ee G/Shabeellaha Hoose oo Edeen kulul u jeediyay Dad uu sheegay in ay ku qaraabtaan Magaca G/Shabeellaha Hoose

Maxamed Cismaan Yariiso Guddoomiya Degmada Marka ee Xarunta Gobolka Shabellada Hoose oo la hadlay Warqabadka Warbaahinta Danan ayaa Nasiib xuma ku tilmaamay madaxda dowladda federaalka Soomaaliya in Mas’uuliyad aysan iska saarin Degmooyinka hoos yimaada Gobolka Shabellada Hoose. Yariisow oo sii ...

Read More »

Dhageyso:-Dowladda Soomaaliya oo loogu baaqay in ay wax ka qabato Fara galin ay Dowlada Itoobiya ay ku heyso Dalka Soomaaliya

C/Laahi Cabdi Xuseen oo ah Guddoomiye Ku Xigeenka Arrimaha Bulshada ee Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose,oo la hadlay Danan ayaa sheegay Wabiga hadda dhibaatada Biya la,aanta ah ee ka jirta aysan aheyn mid ay wax ka qaban karaan Maamulka ...

Read More »

Dhagayso:-Warka Subax Radio Danan ee Magaalada Muqdisho 06-01-2018

Dhagaystayaasha Radio Danan ee ku sugan daafaha Caalamka waxaan usoo gudbineynaa Warka Subax ee Radio Danan Muqdisho Somaaliya. Waa Subax Sabti ah Warka waxaa soo jeedin doona Wariyaasheena kala ah C/Rashiid Maxamed Abuukar (Alifow yare) iyo C/Qaadir Sheekh C/Laahi (Duceysane). ...

Read More »

Dhageyso:-Ciidamo loo soo Xeray Tababar mudo u socday oo laga dalbaday inay Dhoraan Xuquuqda Shacabka Soomaaliyeed

Xasan Cali Khayre ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Ciidamada Booliska ee dowlada ka dalbaday in ay si wanaagsan ooXishmad leh ula dhaqmaan qeybaha kala duwan ee Bulshada. Waxa uuna kheyre oo hoosta ka xariiqay in ciidamada aysan shaqeyn Karin ...

Read More »

Dhageyso:-Xubin ka mid ah Wasiiradii Shalay uu Magacaabay Ra’iisul wasaare Kherye oo soo gaaray muqdisho

Waxaa maanta oo ay tr 05-01-2018 Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya soo gaaray Wasiirka cusub ee loo magacaabay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye. Waxaana Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Wasiiro ka tirsan Xukuumadda ...

Read More »

Dhageyso:-Xukuumadda Soomaaliya oo lagu Dhaliilay Xilkii ay u Magacaawday Wasiir Maareeye

Boqor Maxamed Jaamac oo ka mid ah Nabadoonada ka soo jeeda Gobolladda Waqooyi oo la hadlay Idaacadda Danan ee Magaalada Muqdisho,ayaa ka hadlay Wasiiradda Cusub ee uu dhawaan uu Magacaabay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre,gaar ahaan Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo ...

Read More »

Dhagayso: Warka Duhur Radio Danan ee Magaalada Muqdisho 05-01-2018

Dhagaystayaasheena ku nool Daafaha Caalamka waxa aan idiin soo gudbinaynaa warka duhur ee idaacadda Danan ee Magaalada Muqdisho. Waa Duhur Jimco warka waxa inoo soo jeedin doona Wariyaasheena kala ah C/Laahi Suleymaan Maxamed,Zamzam Maxamed Cali iyo Yuusuf Maxamed Axmed (Saxafi ...

Read More »

Dhageyso:-Mid ka mid ah Ehelada Dadkooda ay ku Xiran yihiin Dalka Itoobiya oo D/Soomaaliya baaq Culus u diray

Dalka Ethopia wali waxa ku xeran maxabis fara badan oo Soomaliyed in kastoo ay Dowlada uu Hugaamiyo Maxamed Cabdullahi Farmajo ayu laba jeer Maxaabiis ka soo daysay Dalkaasi . Waxaana Ehelada Dadkaas ay Codsanayaan in ay mar kale Dowladu ay ...

Read More »