Home / WAREYSIYO

WAREYSIYO

Dhageyso:-Nin Xaaskiisa Si Arxan daro u dilay+Sawirro

Nin ayaa Xaaskiisa waxa uu si arxan daro ah Maanta ugu dilay Degaanka Tabeellaha Sheekh Ibraahim ee Duleedka Magaalada Muqdisho. Ninka ayaa la sheegay in dilka Xasiiiska uu u adeegsaday Toorreey,isla markaana waxa la tilmaamay in Cad cad uu Jirkeeda ...

Read More »

Dhageyso:-Cali Muuse “Lagama yaabo in ay dib u soo Noqdaan Raggii ONLF ka tirsanaa ee Hubka laga qaatay “

Degaanka Balanbale DananFM:-Taliyaha Ciidanka Booliska ee Degmada Balanbale ee Gobolka Galgaduud Cali Muuse Shiine,oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Danan ee Magaalada Muqdisho,ayaa sheegay in Rag ka tirsan Jabhada ONLF oo marayay Duleedka Degmada Balanbale laga qaatay Hubkii ay wateen ...

Read More »

Dhageyso:-Guddoomiyaha Cusub ee D/Baraawe oo Cadeeyay in Magacaabistiisii ay ka dhalatay Khilaaf

Muqdisho DananFM:-Dhawaan ayey aheyd Markii Wareegto ka soo baxday Xaafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Maamulka Koonfur Galbeed Maxamed Nuur Madoobe, Xilkii Guddoomiyihii Degmada Baraawe looga qaaday Aadan Cumar Madoobe,isla markaana Xilkiisii loo Magacaabay C/Fitaax Maxamed Nuur ayaa waxa la sheegay ...

Read More »

Dhageyso:-C/Risaaq Cumar “DFS qaabka ay u wajahday Sugida Amniga Caasimada ma ahan mid Wanaagsan “

Muqdisho DananFM:-Wasiirkii hore ee Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/Risaaq Cumar Maxamed,oo Wareysi gaar ah siiyay Idacaadda Danan ee Magaalada Muqdisho,ayaa waxa uu ka hadlay Qoraal dhawaan lagu daabacay Webset-ka Fuuriyaan Boolinzi,kaa oo lagu sheegay kadib markii uu Webset-ka uu wareestay ...

Read More »

Dhageyso:-Ciidamada AMISOM oo Duqeyn aan loo meel dayin Dad Shacab ah ku laayay.

Qoryooleey DananFM:-Wararka anu ka heleyno Degaanka Gaawiroow oo 5-KM u jira Degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeellaha Hoose,ayaa sheegaya in Ciidamada Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ay Duqeyn Xooggan oo Dad Rayid ah ay ku dhinteen ay geyteen Degaankaasi. Goob ...

Read More »

Dhageyso:-Ra”iisul Wasaare oo la sheegay in uu ka baaqday Safarkii uu ku tagi lahaa Boosaaso,kuna soo wajahan Muqdisho

Muqdisho DananFM:-Wasiirka Warfaafinta Maamulka Puntland Cabdi Xirsi Qarjab oo Wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Danan ee Magaalada Muqdisho,ayaa sheegay in Booqashadii Ra”iisul Wasaare Kheyre ku Joogay Degaanada Maamulka Puntland ay soo gabagabooyay,isla markaana Maanta uu soo wajahan yahay Magaalada Muqdisho ...

Read More »

Dhageyso:-Faah faahin laga bixiyay Khasaarihii ka dhashay Weerar Madaafic ah oo lagu qaaday…

Baraawe DananFM:-Wararka inaga soo gaaraya Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose,ayaa sheegaya in Kooxda Al-shabaab ay Barqanimadii Maanta Weerar Madaafic ah oo Khasaaro iskugu jira dhimasho iyo dhaawac geystay uu halkaasi ka dhacay. Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose,Maxamed Ibraahim Barre oo ...

Read More »

Dhageyso:-Al-shabaab oo la beeniyay in Weerar ay ka geysteen Degmada Hiliwaa ee G/Banaadir

Muqdisho DananFM:-Xili Warbaahinta qaar ee ka Howlgal Magaalada Muqdisho,ay baahiyeen Warar sheegayay in Dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab ay Weerar Khasaaro geystay ay ku qadeen Bar Koontorool oo ay Ciidamada Dowladda ay ku lee yihiin Degmada Hiliwaa ee Gobolka Banaadir,ayaa waxa ...

Read More »