Home / MUUQAALO (page 24)

MUUQAALO

Daawo’Radio Danan oo Shacabkiisa la wadaagayo farxada ciida

Maamulka iyo Shaqaalaha Radio Danan Muqdisho ayaa waxay shacbka Somaaliyeed la qeyb sanayaan maalinta Koowad ee ciidul Fidriga. Idaacada Danan ayaa dhageestayaasheeda waxay ugu tala gashay Barnaamijyo gaar ah kuwaas oo lagu bixinaayo abaal marino. Hoos ka Daawo Muuqaalka Hees ...

Read More »

Daawo:Hoggaamiyaha Jubbaland oo si kulul uga hadlay arimo taagan

Hogaamiyaha jubbland ayaa sheegay in loo baahanyahay in dowladda iyo maamul goboleedyada iskaashadaan islamarkaana ay wax ka qabtaan dhibaatooyinka haysata dhalinyarada Soomaaliyeed. Madaxweynaha Jubbaland wuxuu sheegay in aafada tahriibku ay tahay arrin dhib ku ah mustaqbalka Jiilka soo koraya ee ...

Read More »

Daawo Muuqaalka Hoggaamiyaha Puntland oo Shacabka Puntland hal u sheegay

Hoggaamiyaha Puntland aaya markii ugu horeysay tan iyo markii ay Puntland ogolaatay nidaamka 4.5 waxaa uu kala hadlay Tv-ga Puntland ay leedhay isagoo shacabkiisa ku qancinayay sidii uu ku ogolaaday nidaamka 4.5. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas wuxuu tilmaamay in ay ...

Read More »

Dhagayso:Madaxda Galmudug oo eedeyn loo jeediyay

Wararka ka imaanaya Degmada Cadaado Ayaa Sheegaya in Maanta Gudiga Xeer Hoosaadka Galmudug Waxa ay Madaxda Galmudug ku eedeeyeen Jabinta Sharciga Galmudug. Gudoomiyaha Gudiga Xeer Hoosaadka Galmudug Cabdi Wali Cali Maxamuud oo Warbaahinta kula Hadlay Cadaado Ayaa Sheegay in Waxybaaha ...

Read More »

Shirkii Baarlamaanka uu ka yeeshay Ammaanka oo Qaraar laga soo Saaray(Akhriso+Muuqaal

Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo saaray qaraar ku saabsan natiijada shirarkii albaabada u xirnaayeen ee uu Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka yeeshay ammaanka dhammaadka Kalfadhigii 7aad.xiligaasi oo ay Baarlamaanka hor yimaadeen mas’uuliyiinta iyo saraakiisha ammaanka oo uu ...

Read More »

Daawo:Dhibaatada uu leeyahay Facebook??

gabadhaan waaa gabar reer china ah wexeen dunida ugu jeceshahay istic maalka aalada facebook FG.sidaaan oo dhan ha u istic maalin facebook c/maalik c/kariin

Read More »

Dhagayso:Dareen dhab ah oo ka jira degmada Dhuusa mareeb

Ciidamada Booliska Maamulka G/dhexe ayaa howlgalo ka sameeyay xaafadaha Magaalada Dhuusomareeb oo baaritaano ay ka sameyeen xalay iyo saaka. Ciidamada ayaa howlgalkan waxa ay kusoo qabteen tiro dad ah, waxayna Saraakiisha amniga xuseen in howlgalkan u jeedadiisu tahay in la ...

Read More »

Dhagayso:Dilka taliyahii Garoonka Diyaaradaha Boosaaso oo laga hadlay

Maanta waxaa magalada Boosaaso ee xarunta gobolka Barri lagu dilay taliyaha garoonka Diyaaradaha maaglada Boosaaso waxana dilkaas ka hadlay Saraakiisha amaanka ee maamulka gobolka Bari. Taliyaha ciidanka booliska gobolka Bari Gaashaanle sare Cabdixakiin Xuseen Yuusuf ayaa ka hadlay dilkii maanta ...

Read More »