Home / MUUQAALO (page 22)

MUUQAALO

Dhagayso:Warka duhur ee Radio Danan muqdisho 28-10-2015

Dhagays tayaasha Radio Danan muqdisho waxaan usoo gudbineynaa Warka duhur ee Radio Danan muqdisho Warka waxaa soo jeedin doono Wariyaasheena kala ah Liibaan Maxamed Guuleed Sucdi Xaaji Maxamed Guuleed Iyo Farax Ibraahim Yacquub. Dhagayso

Read More »

Ciidamo fara badan oo gaaray deegaanka Galinsoor

Wararka aan maanta kaheleyno deeegaaanka Galinsoor ee gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay gaareen ciidamo fara badan oo katirsan kuwa maamulka Galmudug kuwaas oo lasheegay in ay gadoodeen. Ciidamada Gadoodka sameeyay ayaa la sheegay in ay ka mid ...

Read More »

Araaji qabashada musharixiinta maamulka Jubba oo lasoo gaba gabeeyay

Guddiga Doorashooyinka Maamulka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay in la soo gaba gabeeyay Qabashada Araajida Musharaxiinta u Tartamaya qabashada Xilka Madaxweyne ee Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland. Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Maamulka Jubbaland Xabiibo Maxamed oo Warbaahinta la hadashay ayaa sheegtay in ...

Read More »

War deg deg ah tuulooyin ka tirsan Shabeelada hoose oo dab laqabad Siiyay

Wararka ka imaanaya gobolka shabeelada hoose ayaa waxaa uu ku waramayaa in saaka dhalanyaro ku labisan dharka ciidanka Malatariga soomaliya ay ku soo duuleen tuulooyinka aybuutey, sagaaroole, awdheegle iyo bariire  tabna laqabsiiyay. Waxaana wararka qaar aya sheegayaan in labililiqeystay hantidii ...

Read More »