Home / MUUQAALO (page 15)

MUUQAALO

Daawo:Xuska 18 May ee Somaaliland oo Sanadkaan la joojiyay

Maamulka Somaliland ayaa maanta shaaca ka qaaday inay gabi ahaanba sanadkan la joojiyey xuska 18 May oo ah sanad guuradii 26-AAD ee kasoo wareegtay markii Somaaliland ay shaacisay in ay ka go’aday Somaaliya inteeda kale. Wasiirka warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi ...

Read More »

Daawo:- Daahir Xaaji Boqore oo loo Caleemo saaray Gudoomiyaha Beesha Qubeys Direed ee Dalka Ingiriiska

Jaaliyada Somaaliyeed ee Beesha Qubeys Direed ee ku nool dalka Ingiriiska ayaa doortay Gudoomiyaha Jaaliyadda Somaaliyeed ee Beesha Qubeys direed ee ku nool Gudaha dalkaas. Munaasabad ka dhacday dalka Ingiriiska ayaa waxaa ka qeyb galay Odayasha iyo Waxgaradka Beesha Qubeys ...

Read More »

Daawo:Nin si xun Ruux u dilay oo la qabtay

Ciidamada Maamulka Somaaliland ee gobolka Awdal ayaa gacanta ku dhigay Nin si arxandaro ah Tooreey ugu dilay Haweeneey kamid aheyd dadka ku nool magalada Boorama kaas oo ay ku qabteen howlgal ay sameeyeen. Haweeneeyda la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi ...

Read More »

Daawo:- Masuul maanta la xukumay oo fariin u diray Madaxweynaha

Gudoomiye Kuxigeebkii hore ee degmada Gaalkacyo Siyaasi Yacquub Maxamed Cabdalla oo maanta iibsaday 4 bilood oo Xukun ah oo ay ku riday Maxkamada Darajada Koowaad ee Gobolka Nugaal ayaa ka hadlay xarigiisa kadib markii uu Xabsiga kasoo baxay. Waxaa uu ...

Read More »

Daawo’Radio Danan oo Shacabkiisa la wadaagayo farxada ciida

Maamulka iyo Shaqaalaha Radio Danan Muqdisho ayaa waxay shacbka Somaaliyeed la qeyb sanayaan maalinta Koowad ee ciidul Fidriga. Idaacada Danan ayaa dhageestayaasheeda waxay ugu tala gashay Barnaamijyo gaar ah kuwaas oo lagu bixinaayo abaal marino. Hoos ka Daawo Muuqaalka Hees ...

Read More »

Daawo:Hoggaamiyaha Jubbaland oo si kulul uga hadlay arimo taagan

Hogaamiyaha jubbland ayaa sheegay in loo baahanyahay in dowladda iyo maamul goboleedyada iskaashadaan islamarkaana ay wax ka qabtaan dhibaatooyinka haysata dhalinyarada Soomaaliyeed. Madaxweynaha Jubbaland wuxuu sheegay in aafada tahriibku ay tahay arrin dhib ku ah mustaqbalka Jiilka soo koraya ee ...

Read More »

Daawo Muuqaalka Hoggaamiyaha Puntland oo Shacabka Puntland hal u sheegay

Hoggaamiyaha Puntland aaya markii ugu horeysay tan iyo markii ay Puntland ogolaatay nidaamka 4.5 waxaa uu kala hadlay Tv-ga Puntland ay leedhay isagoo shacabkiisa ku qancinayay sidii uu ku ogolaaday nidaamka 4.5. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas wuxuu tilmaamay in ay ...

Read More »

Dhagayso:Madaxda Galmudug oo eedeyn loo jeediyay

Wararka ka imaanaya Degmada Cadaado Ayaa Sheegaya in Maanta Gudiga Xeer Hoosaadka Galmudug Waxa ay Madaxda Galmudug ku eedeeyeen Jabinta Sharciga Galmudug. Gudoomiyaha Gudiga Xeer Hoosaadka Galmudug Cabdi Wali Cali Maxamuud oo Warbaahinta kula Hadlay Cadaado Ayaa Sheegay in Waxybaaha ...

Read More »